{"id":14333,"date":"2013-04-20T16:29:28","date_gmt":"2013-04-20T13:29:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14333"},"modified":"2013-04-21T00:25:39","modified_gmt":"2013-04-20T21:25:39","slug":"ciidamo-si-wanaagsan-u-tababaran-oo-maanta-howlgalo-dad-lagu-soo-qab-qabtay-ka-sameeyay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamo-si-wanaagsan-u-tababaran-oo-maanta-howlgalo-dad-lagu-soo-qab-qabtay-ka-sameeyay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo si wanaagsan u tababaran oo Maanta  howlgalo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Booliska iyo nabad sugida dowlada Somalia ayaa saaka waaberigii howlgalo xoogan oo baaritaan ah ka sameeyey qeybo ka mid ah degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.<br \/>\nHowlgalkan ayaa yimid ka dib markii degmadaas ay ku soo bateen xiliyada habeenkii qaraxyo, iyadoo kuwii u dambeeyey ay xalay ka dhaceen degmadaas markii kooxo hubeysan ay labo bam gacmeed ku weerareen askar ku sugneyd isgoyska Ambulatooriyo Ceelgaab.<br \/>\nWaxaa qaraxyadii xalay ku dhintay nin shacab ah oo ku ganacsanayey halkaas, iyadoo labo kalena ay ku dhaawacmeen, lamana sheegin khasaare soo gaaray ciidamadii qaraxyadaas loola dan lahaa oo rasaas badan hawada u ridayey weerarka ka dib sida dad goob joogayaal ay ah ay sheegeen.<br \/>\nCiidamada nabad sugida iyo kuwa Booliska ayaa saaka guri guri u baaray qeybo ka mid ah degmadaas, iyagoo soo soo xirxiray dhalinyaro badan oo la tuhunsan yahay, sidoo kale, ciidamada ayaa ka sameystay wadooyinka degmadaas baro kontrool oo lagu baarayey gaadiidka dadweynaha, iyadoo mid mid loo baarayey rakaabka.<br \/>\nMa jiro war ku saabsan howlgalada saaka oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada amaanka iyo kuwa degmada X\/jajab ee magaalada Muqdisho, hase ahaatee howlgalkaas ayaa saameyn ku yeeshay habsami u socodka dadka, gaadiidka iyo ganacsiga degmadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Booliska iyo nabad sugida dowlada Somalia ayaa saaka waaberigii howlgalo xoogan oo baaritaan ah ka sameeyey qeybo ka mid ah degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir. Howlgalkan ayaa yimid ka dib markii degmadaas ay ku soo bateen xiliyada habeenkii qaraxyo, iyadoo kuwii u dambeeyey ay xalay ka dhaceen degmadaas markii kooxo hubeysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14333","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14354,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14333\/revisions\/14354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}