{"id":14330,"date":"2013-04-19T22:22:39","date_gmt":"2013-04-19T19:22:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14330"},"modified":"2013-04-21T00:41:18","modified_gmt":"2013-04-20T21:41:18","slug":"xukuumada-somaliya-oo-ansixisay-la-dagaalanka-argagixisada-iyagoona-magacaabay-safiir-somaliya-u-fadhiya-ingariska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/xukuumada-somaliya-oo-ansixisay-la-dagaalanka-argagixisada-iyagoona-magacaabay-safiir-somaliya-u-fadhiya-ingariska\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliya Oo Ansixisay La Dagaalanka Argagixisada, Iyagoona Magacaabay Safiir Somaliya U Fadhiya Ingariska."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii golaha wasiiirada oo uu<br \/>\nshir gudoominayay Ra\u2019iisal Wasaaraha Dawladda Federaaliga<br \/>\nah ee Soomaaliya mudane Cabdi<br \/>\nFaarax Shirdoon Saacid ayaa<br \/>\nwaxaa lagu ansixiyay xeerka cusub ee la dagaalanka<br \/>\nargogixosada, ayadoona sidoo kale<br \/>\nlagu magacaabay safiirka cusub<br \/>\nee Soomaaliya Dalka Engariska U Fadhiya.<\/p>\n<p>Shirkaani golaha wasiirada ayaa<br \/>\nlooga dooday laguna ansixiyay Xeerka La-dagaalanka<br \/>\nArgogixisada oo kamid ah qorshaha cusub ee dawladdu ku doonayso inay kula dagaalanto<br \/>\nkooxaha argogixisada ayna ku hananato gabi ahaanba amniga<br \/>\ndalka Soomaaliya Ay Ka Dagaalamayaan Kooxda Xirirka La Leh Al-Qacidada Ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Ayaa Dhawaan Lagu Wadaa In Ay Ansixiyaan Xeerkani Iyadoona Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Uu Sheegay In Xeerkani Ay Tahay mid muhiim ah oo qeyb ka ah qorshaha dawladdu<br \/>\nay kula dagaalamayso<br \/>\nargogixisada isla markaana ay ku<br \/>\ndoonayso in ay si buuxda ugu<br \/>\nhanato guud ahaan amniga dalka.<\/p>\n<p>Kulanka Ayaa Lagu magacaabay safiirka cusub ee dalka Soomaaliya u fadhiya<br \/>\nIngiriika Danjire Cabdullahi<br \/>\nMaxamed Cali (Sanbololshe) kadib markii ay soo gudbisay Wasaarada<br \/>\nAriimaha Dibaddu Ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii golaha wasiiirada oo uu shir gudoominayay Ra\u2019iisal Wasaaraha Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa lagu ansixiyay xeerka cusub ee la dagaalanka argogixosada, ayadoona sidoo kale lagu magacaabay safiirka cusub ee Soomaaliya Dalka Engariska U Fadhiya. Shirkaani golaha wasiirada ayaa looga dooday laguna ansixiyay Xeerka La-dagaalanka Argogixisada oo kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14330","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14330"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14358,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14330\/revisions\/14358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}