{"id":14324,"date":"2013-04-19T21:00:12","date_gmt":"2013-04-19T18:00:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14324"},"modified":"2013-04-21T00:56:22","modified_gmt":"2013-04-20T21:56:22","slug":"ahlu-sunna-oo-sheegtay-madaxda-dowlada-iney-isku-afgarteen-in-ciidamo-polic-ah-la-geeyo-deegaanada-ay-ka-koobantahay-gal-gaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ahlu-sunna-oo-sheegtay-madaxda-dowlada-iney-isku-afgarteen-in-ciidamo-polic-ah-la-geeyo-deegaanada-ay-ka-koobantahay-gal-gaduud\/","title":{"rendered":"Ahlu Sunna Oo Sheegtay Madaxda Dowlada Iney Isku Afgarteen In Ciidamo Police-Ah La Geeyo G\/ Gal-Gaduud."},"content":{"rendered":"<p>Culumaa&#8217;uddiinka Ahlu sunna Waljamaaca Ee gobolada dhexe<br \/>\nsoomaaliya ayaa waxaay sheegeen in dhawaan la dhaqan<br \/>\ngalin doono heshiiskii ay kala<br \/>\nsaxiixdeen dowlada federaalka<br \/>\nSoomaaliya iyo culima udiinka<br \/>\nahlu sunna waljamaaca gobolada<br \/>\ndhexe ee dalka kaasi oo dhawaan heshiis ka koobnaa 7-qodob Ay Isla Gaareen ka dib mar uu Safarka ku tagay gobolka<br \/>\nGalgaduud Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Ra&#8217;iisul wasaaraha<br \/>\nxukuumada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha 3-aad ee golaha ahlu<br \/>\nsunna waljamaaca Sheekh Ibraahim Guureye ayaa sheegay in<br \/>\nqorshaha dhaqan galinta heshiiskaasi uu marayo heer<br \/>\ngaba gabo ah, wuxuuna tilmaamay in markii hore<br \/>\nqorshuhu ahaa in si dhaqso ah<br \/>\nloo meelmariyo heshiiskaasi<br \/>\nbalse uu dib u dhan ku yimid ka<br \/>\ngaddagl markii Ay mashquul iyo<br \/>\nsafaro galeen madaxda dowlada.<\/p>\n<p>Sheekh Ibraahim Guureeye ayaa Sidoo Kale tilmaamay iney dowlada federaalka Waqtiyo badann lasoo xiriireen haatan sida uu sheegayna<br \/>\ndhankooda Ay diyaar u yihiin dhaqan galinta heshiikaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiye<br \/>\nSheekh Guureeye ayaa Ugu Dambeyntii Waxa Uu tilmaamay<br \/>\nin amniga deegaanada ay<br \/>\ngacanta ku hayaan ahlu sunna<br \/>\nwaljamaaca uu yahay mid sugan,wuxuuna carabka Ku Dhuftay in<br \/>\ndeegaanadaasi ay ka jirto baahi<br \/>\nweyn oo loo qabo dhanka ciidanka<br \/>\nboolis ah oo ka hawlgala gudaha<br \/>\nmagaalooyinka isagoona hoosta<br \/>\nka xariiqay in maalmaha dhow la<br \/>\nhawl galin doono ciidan boolis<br \/>\nah oo suga amniga gudaha<br \/>\ndeeganada uu ka kooban yahay<br \/>\ngobolka Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culumaa&#8217;uddiinka Ahlu sunna Waljamaaca Ee gobolada dhexe soomaaliya ayaa waxaay sheegeen in dhawaan la dhaqan galin doono heshiiskii ay kala saxiixdeen dowlada federaalka Soomaaliya iyo culima udiinka ahlu sunna waljamaaca gobolada dhexe ee dalka kaasi oo dhawaan heshiis ka koobnaa 7-qodob Ay Isla Gaareen ka dib mar uu Safarka ku tagay gobolka Galgaduud Cabdi Faarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14324","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14324"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14361,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14324\/revisions\/14361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}