{"id":14321,"date":"2013-04-19T19:58:43","date_gmt":"2013-04-19T16:58:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14321"},"modified":"2013-04-21T01:16:45","modified_gmt":"2013-04-20T22:16:45","slug":"madaxweyne-xasan-sh-maxuud-oo-maanta-u-amba-baxay-magaalada-adis-ababa-ee-dalka-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/madaxweyne-xasan-sh-maxuud-oo-maanta-u-amba-baxay-magaalada-adis-ababa-ee-dalka-ethopia\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sh.Max&#8217;uud Oo Maanta U Amba Baxay Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Ethopia."},"content":{"rendered":"<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA<br \/>\nXASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA<br \/>\nU AMBABAXAY MAGAALADA<br \/>\nADDIS ABABA EE DALKA<br \/>\nITOOBIYA, IYADOO<br \/>\nBOOQASHADIISA AY TAHAY TII<br \/>\n3AAD OO UU KU TAGO TAN IYO<br \/>\nMARKII LOO DOORTAY<br \/>\nSEPTEMBER SANADKII HORE<br \/>\nXILKA MADAXTINIMADA<br \/>\nSOOMAALIYA.<\/p>\n<p>MADAXWEYNE XASAN AYAA LAGU<br \/>\nWADAA INUU LA KULMAY<br \/>\nMADAXDA ITOOBIYA, OO AY XILLIGAN CIIDAMO KA JOOGAAN<br \/>\nSOOMAALIYA, KUWAASOO ISU<br \/>\nDIYAARINAYA INAY<br \/>\nCIIDANKOODA KALA BAXAAN,<br \/>\nWAANA CULEYS MILATERI OO<br \/>\nSAAMEYSKEEDA LEH, HADII<br \/>\nITOOBIYAANKU XILLIGAN U<br \/>\nGACAN BANEEYAAN AL-SHABAAB<br \/>\nDEEGAANADA AY XILLIGAN KAGA<br \/>\nSUGAN YIHIIN GOBOLADA DALKA.<\/p>\n<p>LABADII SAFAR EE U DAMBEEYAY<br \/>\nMADAXWEYNUHU KU TAGO<br \/>\nITOOBIYA AYAA KALA AHAA MID<br \/>\nMARKII LOO DHAARIYAY XAFIISKA<br \/>\nUU SAFARKIISA UGU HOREEYAY<br \/>\nEE GOBOLKA KU TAGO, IYO<br \/>\nSAFARKII HORAANTII SANADKAN<br \/>\nKU TAGAY ADDIS ABABA OO<br \/>\nAHEYD SAFARKIISA LABAAD OO<br \/>\nUU KAGA QEYB GALAY SHIR<br \/>\nMADAXEEDKA MIDOWGA AFRIKA.<\/p>\n<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA<br \/>\nAYAA HADA BILAABAYA SIYAASAD<br \/>\nCUSUB OO KU WAJAHAN DALALKA<br \/>\nDERISKA, SIDII ISKAASHI BUUXA<br \/>\nIYO XIRIIR WANAAGSAN ULA<br \/>\nYEELAN LAHAA MADAXDA<br \/>\nGOBOLKA.<br \/>\nBALSE SAFARKIISA SADDEXAAD<br \/>\nEE UU ADDIS ABABA MAANTA KU<br \/>\nTAGAYO AYAA LOO ARKAA MID LA<br \/>\nMID AH BOOQASHOOYINKA<br \/>\nMADAXDII HORE EE DOWLADIHII<br \/>\nKMG UGU TAGI JIREEN, KAASOO<br \/>\nAHAA KAN UGU BADAN EE<br \/>\nDALALKA DERISKA AY KU TAGAAN<br \/>\nITOOBIYA.<br \/>\nDOWLADDA ITOOBIYA AYAA<br \/>\nSIYAASADA SOOMAALIYA KU LUG<br \/>\nLAHEYD 20-KII SANO EE U<br \/>\nDAMBEYSAY, INKASTOO HAATAN<br \/>\nLABADA MAS\u2019UUL EE SOOMAALIYA<br \/>\nIYO ITOOBIYA UGU SAREEYA AY<br \/>\nYIHIIN KUWO KU CUSUB<br \/>\nSAAXADA SIYAASADA, HADANA<br \/>\nDADKA ODORASA ARRIMAHA<br \/>\nGEESKA AFRIKA AYAA SHEEGAYA<br \/>\nIN ITOOBIYA MAR WALBA FARA<br \/>\nGELINTEEDA SOOMAALIYA AY<br \/>\nMUUQATAY, SIYAASIYIIN BADAN<br \/>\nOO SOOMAALIYED AY XIRIIR<br \/>\nWANAAGSAN LA LEEDAHAY ILAA IYO HAATANNA AY WADO.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA U AMBABAXAY MAGAALADA ADDIS ABABA EE DALKA ITOOBIYA, IYADOO BOOQASHADIISA AY TAHAY TII 3AAD OO UU KU TAGO TAN IYO MARKII LOO DOORTAY SEPTEMBER SANADKII HORE XILKA MADAXTINIMADA SOOMAALIYA. MADAXWEYNE XASAN AYAA LAGU WADAA INUU LA KULMAY MADAXDA ITOOBIYA, OO AY XILLIGAN CIIDAMO KA JOOGAAN SOOMAALIYA, KUWAASOO ISU DIYAARINAYA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14321","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14321"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14366,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14321\/revisions\/14366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}