{"id":14312,"date":"2013-04-18T19:13:16","date_gmt":"2013-04-18T16:13:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14312"},"modified":"2013-04-18T19:13:16","modified_gmt":"2013-04-18T16:13:16","slug":"madaxweynaha-maamulka-somaliland-siilaanyo-oo-la-kulmay-david-cameron","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/madaxweynaha-maamulka-somaliland-siilaanyo-oo-la-kulmay-david-cameron\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha maamulka Somaliland Siilaanyo oo la kulmay David Cameron."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Siilanyo-Cameroon.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Siilanyo-Cameroon.jpg\" alt=\"\" title=\"Siilanyo Cameroon\" width=\"300\" height=\"164\" class=\"alignleft size-full wp-image-14316\" \/><\/a>Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay magaalada London kula kulmay raysul wasaaraha Britain David Cameron.<br \/>\nKulanka oo ahaa kii ugu horreeyay oo si toos ah u dhex mara David Cameron iyo Siilaanyo ayay labada masuul waxay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirkooda, iskaashiga ammaanka iyo shirka May 7 ka dhici doona London.<br \/>\nRaysul wasaare David Cameron ayaa ku celiyay ahmiyadda uu u leeyahay maamulka Somaliland ka qeyb-galka shirka London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.<br \/>\nDavid Cameron ayaa sheegay in sii wadidda wada-hadalka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uusan keliya mudnaan weyn ugu fadhin dowladda UK balse uu muhiim u yahay Somaliland.<br \/>\nMadaxweyne Siilaanyo iyo wafdigiisa oo haatan ku sugan UK ayaa dhowaan u dhoofi doona dalka Mareykanka oo lagu wado inay kula kulmaan madax ka tirsan Mareykanka iyo jaaliyadda Somaliland ee dalkaas ku dhaqan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay magaalada London kula kulmay raysul wasaaraha Britain David Cameron. Kulanka oo ahaa kii ugu horreeyay oo si toos ah u dhex mara David Cameron iyo Siilaanyo ayay labada masuul waxay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirkooda, iskaashiga ammaanka iyo shirka May 7 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14312","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14317,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14312\/revisions\/14317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}