{"id":14311,"date":"2013-04-18T19:11:22","date_gmt":"2013-04-18T16:11:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14311"},"modified":"2013-04-18T19:12:26","modified_gmt":"2013-04-18T16:12:26","slug":"wafdi-ka-socda-midowga-yurub-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wafdi-ka-socda-midowga-yurub-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Midowga Yurub oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Francesca-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Francesca-.jpg\" alt=\"\" title=\"Francesca-\" width=\"300\" height=\"243\" class=\"alignleft size-full wp-image-14313\" \/><\/a>Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa maanta (Khamiis) gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Wafdiga oo ay hoggaamineyso agaasimaha Midowga Yurub u qaabilsan horumarinta iyo iskaashiga dalalka ka hooseeya Saxaraha, Farancesca Mosca ayaa kulan la qaatay madaxda maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka.<br \/>\nWafdiga Midowga Yurub oo horey u soo maray magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe ayaa u kuurgalaya xaaladda bini\u2019aadannimo ee gobolka Baay.<br \/>\nGuddoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow oo la hadlay warbaahinta kulanka kaddib ayaa sheegay inay wafdi Midowga Yurub u gudbiyeen warbixin ku saabsan xaaladda bini\u2019aadannimo ee gobolka.<br \/>\nHoosow wuxuu sheegay in Midowga Yurub uu ballanqaaday wax ka qabashada xaaladaha bini\u2019aadannimo ee ka jira gobollada Baay iyo Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa maanta (Khamiis) gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga oo ay hoggaamineyso agaasimaha Midowga Yurub u qaabilsan horumarinta iyo iskaashiga dalalka ka hooseeya Saxaraha, Farancesca Mosca ayaa kulan la qaatay madaxda maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka. Wafdiga Midowga Yurub oo horey u soo maray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14311","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14311"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14315,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14311\/revisions\/14315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}