{"id":14294,"date":"2013-04-18T18:49:50","date_gmt":"2013-04-18T15:49:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14294"},"modified":"2013-04-18T19:08:45","modified_gmt":"2013-04-18T16:08:45","slug":"boqoradda-dalka-holand-oo-abaalmarin-gudoonsiisay-abwaan-maxamed-ibraahim-warsame-hadraawi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/boqoradda-dalka-holand-oo-abaalmarin-gudoonsiisay-abwaan-maxamed-ibraahim-warsame-hadraawi\/","title":{"rendered":"Boqoradda dalka Holand oo Abaalmarin gudoonsiisay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Hadwari-abaal-marin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Hadwari-abaal-marin.jpg\" alt=\"\" title=\"Hadwari abaal marin\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-14308\" \/><\/a>Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim  Warsame Hadraawi ayaa la gudoonsiiyay Abaalmarin caalami ah isaga oo sheegay in uu sii wadi doono howlihiisa suugaaneed ee Soomaalidu uu ku baraarujiyo.<br \/>\nAbwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hatraawi oo Abaalmarintan lagu gudoonsiiyay munaasabad lagu qabtay magaalada Hargeysa,  taas oo ah Abaalmarin ay sanadkiiba mar bixiso boqorada dalka Holand.<br \/>\nAbaalmarintan ayaa ah mid lagu maamuuso shaqsiyaadka sumcada ku helay Wacyigelinta iyo  baraarujinta bulshada sida Maxamed Ibraahim Warsame Hatraawi oo ah Abwaan Soomaaliyeed oo suugaantiisa ku cabira wanaaga iyo samaha.<br \/>\nDanjiraha Dalka Holand u fadhiya magaalada Nairobi Jos Rinjs oo ka hadlay Munaasabadaasi ayaa sheegay in Abwaan Hatraawi uu qabtay shaqo aad u weyn,  sidaasi darteedna munaasabadan loogu dabaaldegayo Abaalmarinta Boqorada Holand ugu talagashay Abwaan Hatraawi.<br \/>\n \u2018\u2019Waxaa ii sharaf ah in dowlada Holand gaar ahaan Prins Clows abaalmarin ay iigu deeqday aniga iyo umada aan ka dhashay an halkan ku gudoomo, Abaalmarintani waa dhiirigelin I fareysa inaan dadaalkeeyga sii kordhiyo, arintuna waxey salka ku heysaa in qofku macna yeesho\u2019\u2019 Sidaasi waxaa yiri Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hatraawi.<br \/>\nAbaalmarintan ay bixiso boqorada Holand ayaa hore loo gudoonsiiyay shaqsiyaad kaladuwan oo caalamka ah kuwaas oo muujiyay dadaalo wax ku ool ah oo ay ku muteysteen abaalmarintan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa la gudoonsiiyay Abaalmarin caalami ah isaga oo sheegay in uu sii wadi doono howlihiisa suugaaneed ee Soomaalidu uu ku baraarujiyo. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hatraawi oo Abaalmarintan lagu gudoonsiiyay munaasabad lagu qabtay magaalada Hargeysa, taas oo ah Abaalmarin ay sanadkiiba mar bixiso boqorada dalka Holand. Abaalmarintan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14294","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14294"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14309,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14294\/revisions\/14309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}