{"id":14288,"date":"2013-04-18T18:49:20","date_gmt":"2013-04-18T15:49:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14288"},"modified":"2019-08-17T14:26:23","modified_gmt":"2019-08-17T11:26:23","slug":"ciidamada-amaanka-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-miino-ku-qaraxday-ninkii-dhigayay-magalada-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamada-amaanka-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-miino-ku-qaraxday-ninkii-dhigayay-magalada-xamar\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amaanka oo Faah Faahin ka bixiyay Miino ku qaraxday ninkii Dhigayay Magalada Xamar."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Bariise.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-14318\" title=\"Bariise\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Bariise.jpg\" alt=\"\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/a>Waaberigii saaka ayaa Nin ay ciidamada amanka sheegeen inuu ka tirsanaa Shabaab waxaa ku arxay Miino uu ku aasayay dhabarka dambe ee dugsiga Hoyga Xamar oo ku yaala wadada isku xirta Terabuunka iyo isgoyska KM- 4. oo ka tirsan degmada Hodan.<br \/>\nCiidamada Booliiska oo markiiba goobtaasi gaaray ayaa gacanta ku dhigay dad kale oo la tuhunsanyahay iney dhagarqabahaasi kala shaqeynayeen dhigista Miinadaasi iyo gaari Karib ah oo ay wateen.<br \/>\nGen. C\/llaahi Xasan Bariise Afhayeenka ciidamada Booliiska ahna taliyaha hogaanka baariista dambiyada ayaa sheegay in ciidamadu ay hadda wadaan baaritaano dheeraad ah oo la xiriira arrintaasi.<br \/>\nDadweyne aad u farabadan ayaa isugu soo baxay halka Miinadu ku qaraxday iyadoo goobta uu yaalo Meydka ninkii dhigayay Miinadaasi, waxaana xusid mudan in goobta ay rabeen iney dhigaan Miinada ay aheyd waddo ay Arday farabadan u maraan Jaamacado ku yaala halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaberigii saaka ayaa Nin ay ciidamada amanka sheegeen inuu ka tirsanaa Shabaab waxaa ku arxay Miino uu ku aasayay dhabarka dambe ee dugsiga Hoyga Xamar oo ku yaala wadada isku xirta Terabuunka iyo isgoyska KM- 4. oo ka tirsan degmada Hodan. Ciidamada Booliiska oo markiiba goobtaasi gaaray ayaa gacanta ku dhigay dad kale oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14318,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14288"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14288\/revisions\/58116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}