{"id":14256,"date":"2013-04-18T01:42:00","date_gmt":"2013-04-17T22:42:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14256"},"modified":"2013-04-18T01:59:19","modified_gmt":"2013-04-17T22:59:19","slug":"egn-yariisow-oo-loo-magacaabay-lataliye-sare-ahna-afahayeenka-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/egn-yariisow-oo-loo-magacaabay-lataliye-sare-ahna-afahayeenka-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Egn.Yariisow Oo Loo Magacaabay Lataliye Sare, Ahna Afahayeenka Madaxtooyada."},"content":{"rendered":"<p>(ENG. YARIISOW) C\/RAXMAAN CUMAR CUSMAAN OO HORAY<br \/>\nWASIIR UGA SOO NOQDAY XUKUUMADIHII KMG AYAA LOO MAGACAABAY LA TALIYE SARE IYO<br \/>\nAFHAYEENKA MADAXTOOYADA.<\/p>\n<p>C\/RAXMAAN YARIISOW AYAA LAGU WADAA IN MUDDO LABO<br \/>\nTODOBAAD GUDAHOOD KU BIIRO MADAXTOOYADA,<br \/>\nENG. YARISOW AYAA AH SIYAASI<br \/>\nSUMCAD FIICAN KU DHEX LEH<br \/>\nBULSHADA SOOMAALIYEED IYO<br \/>\nBEESHA CAALAMKA OO JAGOOYIN KALA DUWAN KA SOO QABTAY DALKA SIDA WASIIRKA LACAGTA,<br \/>\nWASIIRKA WARFAAFINTA, LA<br \/>\nTALIYE SARENA U SOO NOQDAY RA\u00cdISUL WASAAREYAAL KALA<br \/>\nDUWAN ISLA MARKAANA AHAA<br \/>\nAFHAYEENKII DOWLADDA SOOMAALIYA.<\/p>\n<p>ENG. YARISOW AYAA INTII UU JOOGAY LONDON WAXUU 14<br \/>\nSANO KA SOO SHAQEEYEY<br \/>\nDOWLADDA HOOSE EE LONDON<br \/>\nOO UU AGAASIME WAAXEED KA<br \/>\nSOO AHAA WAXUUNA SIDOO KALE KA MID AHAA HOGGAAMIYEYAASHA JAALIYADDA<br \/>\nUK.<\/p>\n<p>WAXAA MUUQATA IN<br \/>\nMADAXWEYNE XASAN SHEIKH MOHAMUD UU HADDA DOONAYO IN UU SUMCADDA<br \/>\nDOWLADDIISA KOR U QAADO OO SHACABKA IYO DOWLADDU AY<br \/>\nISKU XIRMAAN, OO DOWLADDU<br \/>\nAY SI JOOGTA AH UGU GUDBISO SHACABKA WAXQABADKEEDA IYO<br \/>\nHORUMARKA ADEEGYADA<br \/>\nBULSHADA SOOMAALIYEED.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(ENG. YARIISOW) C\/RAXMAAN CUMAR CUSMAAN OO HORAY WASIIR UGA SOO NOQDAY XUKUUMADIHII KMG AYAA LOO MAGACAABAY LA TALIYE SARE IYO AFHAYEENKA MADAXTOOYADA. C\/RAXMAAN YARIISOW AYAA LAGU WADAA IN MUDDO LABO TODOBAAD GUDAHOOD KU BIIRO MADAXTOOYADA, ENG. YARISOW AYAA AH SIYAASI SUMCAD FIICAN KU DHEX LEH BULSHADA SOOMAALIYEED IYO BEESHA CAALAMKA OO JAGOOYIN KALA DUWAN KA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14256","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14256"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14292,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14256\/revisions\/14292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}