{"id":14254,"date":"2013-04-17T23:58:32","date_gmt":"2013-04-17T20:58:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14254"},"modified":"2013-04-18T00:48:56","modified_gmt":"2013-04-17T21:48:56","slug":"cali-xaamud-nabad-diidku-wax-bey-tur-tuurayaanmana-awoodaan-in-ay-toos-ula-dagaalamaan-ciidankeena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/cali-xaamud-nabad-diidku-wax-bey-tur-tuurayaanmana-awoodaan-in-ay-toos-ula-dagaalamaan-ciidankeena\/","title":{"rendered":"&#8220;Cali Xaamud&#8221; Nabad Diidku Wax Bey Tur Tuurayaan,Mana Awoodaan In Ay Toos Ula Dagaalamaan Ciidankeena."},"content":{"rendered":"<p>Cali Aadan Xaamud Afhayeenka ciidamada AMISOM oo<br \/>\nwarbaahinta lahadlay<br \/>\nayaa sheegay in Xarakada Al-Shababul ay weeraro culus ku qaadaan saldhigyada<br \/>\nAMISOM iyo kuwa Dowlada balse<br \/>\naysan awooddin in ay dagaalka sii wadaan.<\/p>\n<p>&#8220;Mr.Xaamud&#8221; Nabad diidku waxbay<br \/>\ntuur tuurayaan ma awoodaan in<br \/>\nay toos ula dagaalamaan<br \/>\nciidankeena taasi waxay muujinaysaa in ay wiiqmeen Awoodooda.<\/p>\n<p>Cornel Xaamud Ayaa soo hadal qaaday xariirka ka dhaxeeya Shabaabka iyo<br \/>\nshacabka Wuxuuna sheegay in xariirkaasi Uu yahay mid qota dheer oo nabad diidnimo ku dhisan.<\/p>\n<p>Hadalka Afahayeenka AMISOM Ayaa Imaanaya Xilli Ay Isasoo Tarayaan Weerarada Ay Al-Shabaab Ku Qaadayaan Xarumaha Dowlada Iyo Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Gudaha Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Aadan Xaamud Afhayeenka ciidamada AMISOM oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in Xarakada Al-Shababul ay weeraro culus ku qaadaan saldhigyada AMISOM iyo kuwa Dowlada balse aysan awooddin in ay dagaalka sii wadaan. &#8220;Mr.Xaamud&#8221; Nabad diidku waxbay tuur tuurayaan ma awoodaan in ay toos ula dagaalamaan ciidankeena taasi waxay muujinaysaa in ay wiiqmeen Awoodooda. Cornel Xaamud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14254","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14254"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14254\/revisions\/14279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}