{"id":14248,"date":"2013-04-17T19:02:42","date_gmt":"2013-04-17T16:02:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14248"},"modified":"2013-04-18T00:09:00","modified_gmt":"2013-04-17T21:09:00","slug":"wasaaradda-maaliyadda-somalia-oo-soo-dhaweeysay-ka-qeybgalka-shirka-hayadda-lacagta-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wasaaradda-maaliyadda-somalia-oo-soo-dhaweeysay-ka-qeybgalka-shirka-hayadda-lacagta-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda Somalia oo soo dhaweeysay ka qeybgalka shirka Hay\u2019adda Lacagta adduunka."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Somali-sax-Logo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Somali-sax-Logo.jpg\" alt=\"\" title=\"Somali sax Logo\" width=\"237\" height=\"180\" class=\"alignleft size-full wp-image-14262\" \/><\/a>Wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta Xukuumaadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay shirka hay\u2019adda lacagta Adduunka ee IMF taas oo ay Soomaaliya ka qeyb galeyso muddo 22 sano ah ka dib kaasi oo dhawaan ka dhici doono dalka Mareykanka.<br \/>\nMaxamed Raashiid Sheekh  oo ah Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumaadda Soomaaliya ayaa sheegay in shirka hay\u2019adda lacag adduunka ee  Soomaaliya lagu casuumay 22 sano kadib ay farxad u tahay Soomaaliya ayna kala  qeyb galayaan in ka badan180 dowladood ee xubnaha ka ah hay\u2019adda, wasiirada maaliyadda iyo  guddoomiyeyaasha bangiyada dhexe.<br \/>\nDhinaca kale wasiiru dowlaha ayaa xusay in  shirkan uu muujinayo hormarka ay ku talaabsatay dowladda Soomaaliya , waxa uuna tilmaamay in lacago deen ah lagu leeyaha Soomaaliya ayna ka maqan tahay lacago badan.<br \/>\nHay\u2019adda IMF-ta ayaa qabata Shirkan sanad kasta waana markii ugu horeeysay oo ay Somalia ka qeyb gasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta Xukuumaadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay shirka hay\u2019adda lacagta Adduunka ee IMF taas oo ay Soomaaliya ka qeyb galeyso muddo 22 sano ah ka dib kaasi oo dhawaan ka dhici doono dalka Mareykanka. Maxamed Raashiid Sheekh oo ah Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumaadda Soomaaliya ayaa sheegay in shirka hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14248","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14248"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14267,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14248\/revisions\/14267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}