{"id":14244,"date":"2013-04-17T18:54:15","date_gmt":"2013-04-17T15:54:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14244"},"modified":"2013-04-18T00:40:31","modified_gmt":"2013-04-17T21:40:31","slug":"maanta-oo-somalia-laga-xusay-maalinta-dhirta-adduunka-iyo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/maanta-oo-somalia-laga-xusay-maalinta-dhirta-adduunka-iyo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay\/","title":{"rendered":"Maanta oo Somalia laga xusay maalinta dhirta Adduunka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Shiikh-geed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Shiikh-geed.jpg\" alt=\"\" title=\"Xasan Shiikh geed\" width=\"427\" height=\"640\" class=\"alignleft size-full wp-image-14273\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Shiikh-geed.jpg 427w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Shiikh-geed-200x300.jpg 200w\" sizes=\"auto, (max-width: 427px) 100vw, 427px\" \/><\/a>Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb-galay munaasabadda maalinta dhir beerida Soomaaliyeed, oo lagu qabtay Xarunta Villa Soomaaliya.<br \/>\nMunaasabdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Qeyraadka C\/risaaq Maxamed Cumar, Wasiiradda Arimmaha Bulshadda  iyo masuuliyin ka socotay Qaramadda Midoobay.<br \/>\nMadaxweynaha oo war kooban ka sheegay munaasabadda ayaa ku sheegay in ay dambi ay tahay in la jaro dhirta  lana dhoofiyo. \u201cWaxaa jira sharciya ay dowladda Soomaaliya kasoo saartay jaridda dhirta biloowgii 1970kii, Waxaa kale oo jira resolutiono ay soo saartay Qaramadda Midoobay oo ku aadan dhuxusha iyo dhoofinteeda waa lama huraan in la dhaqan geliyo sharciyadaan\u201d ayuu yiri Madaxweynaha dalka.<br \/>\n \u201cMarkale ayaan ku celinayaa dhoofinta dhuxusha waa danbi, Dhirteena waxaa ku xeran nolosheena, waa in aan hirgelino sharciyadda dalka iyo kuwa Caalamka si aan u badbaadno\u201d ayuu mar kale yiri Madaxweyne Xasan.<br \/>\nUgu danbeyntii ayuu Madaxweynaha  wuxuu isla Madaxtooyadda ku beeray geed cusub lana dar-daarmay dhamaan shacabka Soomaaliyeed in guri walbo lagu beero geed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb-galay munaasabadda maalinta dhir beerida Soomaaliyeed, oo lagu qabtay Xarunta Villa Soomaaliya. Munaasabdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Qeyraadka C\/risaaq Maxamed Cumar, Wasiiradda Arimmaha Bulshadda iyo masuuliyin ka socotay Qaramadda Midoobay. Madaxweynaha oo war kooban ka sheegay munaasabadda ayaa ku sheegay in ay dambi ay tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14244","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14244"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14274,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14244\/revisions\/14274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}