{"id":14242,"date":"2013-04-17T23:33:39","date_gmt":"2013-04-17T20:33:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14242"},"modified":"2013-04-17T23:52:49","modified_gmt":"2013-04-17T20:52:49","slug":"saraakiil-ka-tirsan-police-ka-soomaaliya-oo-maanta-tababar-loogu-soo-xeray-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/saraakiil-ka-tirsan-police-ka-soomaaliya-oo-maanta-tababar-loogu-soo-xeray-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Saraakiil Ka Tirsan Police-ka Soomaaliya Oo Maanta Tababar Loogu Soo Xeray Dalka Jabuuti."},"content":{"rendered":"<p>Tababar Socday Muddo 3 Bilood Ayaa 197 sarkaal oo ka tirsan ciidanka<br \/>\nBooliska Soomaaliya Waxa Uu ugu soo xirmey dalka<br \/>\nJabuuti.<\/p>\n<p>Tababarkaani ayaa la xiriirey maareynta arrimaha guud, iyo<br \/>\ndenbibaarista waxaana<br \/>\nbixinaayey Tababarayaal ka<br \/>\ntirsan ciidanka AMISOM iyo<br \/>\nCiidamada Talyaaniga iyada oo<br \/>\ndhaqaalaha ku baxay ay bixisey<br \/>\nDowladda Talyaanigu.<\/p>\n<p>Ciidamo Gaaraya 182 Rag iyo 15 gabdhood ayaa ku guuleystey in ay tababarkaan<br \/>\nsoo dhamaystaan, kuwaas oo<br \/>\ncasharo ka qaadanaye, 32 ka<br \/>\ntirsan ciidanka Talyaaniga iyi 5<br \/>\nsarkaal oo ka socdey AMISOM.<\/p>\n<p>Booliska Tababarka loo soo xirey<br \/>\nmaanta ayaa 17 Jan 2013 laga<br \/>\nqaadey magaalada Muqdisho si kor loogu qaado aqoontooda<br \/>\nla xiriirta Booliska.<\/p>\n<p>Soomaaliya Ayaa Mudaddii Ay ku jirtey<br \/>\ndagaalada Sokeeye iyo dowlad<br \/>\nla\u2019aanta waxaa meesha ka baxay<br \/>\nhay\u2019adihii sharciga ilaalin jirey<br \/>\nsida Booliska, iyaga oo kuwii<br \/>\naqoonta u lahaa arrimaha<br \/>\nBoolisku ay noqdeen hawlgab,<br \/>\nwaxaana beddeley dhalinyaro ku<br \/>\ntababartey arrimaha fawdada<br \/>\nkuwaas oo aan wax aqoon ah u<br \/>\nlahayn qaababka Boolisku<br \/>\nnabadda u ilaaliyo, Dowladihii<br \/>\nhore ee Soomaaliya waxaa<br \/>\ndhanka Booliska ka taageeri jirey<br \/>\ndalalkii<br \/>\nTalyaaniga iyo Masar Iyo Jarmalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababar Socday Muddo 3 Bilood Ayaa 197 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya Waxa Uu ugu soo xirmey dalka Jabuuti. Tababarkaani ayaa la xiriirey maareynta arrimaha guud, iyo denbibaarista waxaana bixinaayey Tababarayaal ka tirsan ciidanka AMISOM iyo Ciidamada Talyaaniga iyada oo dhaqaalaha ku baxay ay bixisey Dowladda Talyaanigu. Ciidamo Gaaraya 182 Rag iyo 15 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14242","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14242"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14242\/revisions\/14246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}