{"id":14239,"date":"2013-04-17T22:56:31","date_gmt":"2013-04-17T19:56:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14239"},"modified":"2013-04-18T00:56:33","modified_gmt":"2013-04-17T21:56:33","slug":"general-cali-gaab-gawaarida-lagu-qarxiyo-xarumaha-dowlada-waxaa-laga-soo-dajiyaa-dekadda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/general-cali-gaab-gawaarida-lagu-qarxiyo-xarumaha-dowlada-waxaa-laga-soo-dajiyaa-dekadda-muqdisho\/","title":{"rendered":"&#8220;General Cali Gaab&#8221; Gawaarida Lagu Qarxiyo Xarumaha Dowlada Waxaa Laga Soo Dajiyaa Dekadda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Barre Cali Gaab taliyaha ciidamada ilaalada<br \/>\nwadooyinka ayaa<br \/>\nwaxaa uu hadlay amaan darida<br \/>\nku soo korortay maalmahan<br \/>\nmagaalada Muqdisho iyo qaabka<br \/>\nay ku suuro gasho gawaarida<br \/>\nwalxaha qarxa laga soo buuxiyo<br \/>\nee lagu qarxiyo xarunaha<br \/>\ndowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>General Cali Gaab ayaa sheegay inta<br \/>\nbadan baabuurta ay Al-shabab u adeegsadaan qaraxyada ay<br \/>\nsitaan Taariko baabuur kale oo<br \/>\ndad leeyihiin kuwaasi oo ay ku<br \/>\njiraan baabuur laga soo bixiyay<br \/>\ndekada magaalada Muqdisho Iyo Kuwa Ka Soo Daga Garoonka.<\/p>\n<p>Waxa Uu Kalo Taliyaha dhinaca kale<br \/>\nmuujiyay in amaan darida ay qaybka yihiin gawaarida ay ku xiran yihiin muraayadaha madowga Ah<br \/>\nee ay adeegsadaan masuuliiyinta<br \/>\ndowlada iyo dadka kale ee aaminsan inay amaankooda ku<br \/>\nilaashanayaan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Cali Xirse Barre ayaa ka Codsaday dhamaan masuuliyiinta iyo<br \/>\ndadka kale ee shacabka ah In ay<br \/>\nogolaadaan inay qaataan amarada ciidamada nabad<br \/>\nilaalinta wadooyinka Ee Uu Madaxda U Yahay.<\/p>\n<p>General Cali Xirse<br \/>\nBarre (Cali Gaag) taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka<br \/>\nayaa Ugu Dambeyntii waxa uu ka codsaday<br \/>\ndhamaan cidkasta oo jecel inuu hagaago amaanka dalka ay la<br \/>\nshaqeeyaan ciidamada ilaalada wadooyinka Iyo Kuwa Amaanka Qaabilsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Barre Cali Gaab taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka ayaa waxaa uu hadlay amaan darida ku soo korortay maalmahan magaalada Muqdisho iyo qaabka ay ku suuro gasho gawaarida walxaha qarxa laga soo buuxiyo ee lagu qarxiyo xarunaha dowlada Soomaaliya. General Cali Gaab ayaa sheegay inta badan baabuurta ay Al-shabab u adeegsadaan qaraxyada ay sitaan Taariko [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14239","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14239"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14281,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14239\/revisions\/14281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}