{"id":14225,"date":"2013-04-17T01:37:00","date_gmt":"2013-04-16T22:37:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14225"},"modified":"2013-04-17T01:37:00","modified_gmt":"2013-04-16T22:37:00","slug":"xukuumada-dr-saacid-oo-cambaareyn-iyo-dhaliilo-kala-kulantey-weerarki-lagu-qaadey-dhismaha-garsoorka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/xukuumada-dr-saacid-oo-cambaareyn-iyo-dhaliilo-kala-kulantey-weerarki-lagu-qaadey-dhismaha-garsoorka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumada dr saacid oo cambaareyn iyo dhaliilo kala kulantey weerarki lagu qaadey dhismaha garsoorka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya cambaareyn iyo dhaliilo loo jeedinayo xukuumada dr saacid sida ay uga gaabisey in ay difaacdo shacabka iyo hey&#8217;adaha dawliga ah,waxeyna u muuqataa in ay xukuumadu dhegaha ka fureysaneyso baaqyada kasoo baxaya beesha caalamka iyo bulshada soomaaliyed.<\/p>\n<p>Hore ayaa waxaa digniino xaga amniga ah u jeediyey sirdoonka dalka ingriiska,hase ahaatee waxaa taa ku gacanseyrey wasiirka warfaafinta boostaha iyo isgaarsiinta md ciilmooge,waxa uuna si cad u sheegey in arinkaasi yahey been la dhoodhoobey amniga dalkuna uu aad u wanaagsanyahey.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa jira khubaro ku takhasusey xaga arrimaha sugidda amniga oo bixiyey talooyin la xiriira sidii looga hortagi lahaa weerarada qorsheysan,waana la qaadan waayey,sidaa si la eg waxaa iyana talooyin bixiyey qaar kamid ah xisbiyada siyaasada ka jira gudaha soomaaliya kuwaasoo hada sheegey in xukuumada dr saacid ay lumisey wixii loo igmadey gaar ahaan ay xukuumada dr saacid ay ku guul dareysatey hagaajinta xiriirka dawladaha deriska ah uuna hadda marayo in r\/wasaaruhu aanu geli karin dalka kenya uuna caddeyn la&#8217;yahey xaalada kismaayo oo wali shir ka socdo shirkaas oo aanu r\/wasaaruhu wali kusheegin shirka kismaayo in uu sharci darro yahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya cambaareyn iyo dhaliilo loo jeedinayo xukuumada dr saacid sida ay uga gaabisey in ay difaacdo shacabka iyo hey&#8217;adaha dawliga ah,waxeyna u muuqataa in ay xukuumadu dhegaha ka fureysaneyso baaqyada kasoo baxaya beesha caalamka iyo bulshada soomaaliyed. Hore ayaa waxaa digniino xaga amniga ah u jeediyey sirdoonka dalka ingriiska,hase ahaatee waxaa taa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14225","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14233,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14225\/revisions\/14233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}