{"id":14223,"date":"2013-04-16T20:19:48","date_gmt":"2013-04-16T17:19:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14223"},"modified":"2013-04-16T23:44:38","modified_gmt":"2013-04-16T20:44:38","slug":"raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socda-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-socda-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shir Doon Saacid ayaa<br \/>\nMaanta Waxaa uu Xafiiskiisa Ku<br \/>\nQaabilay Wafdi Ka Socday Midawga Yurub oo ay Arimo<br \/>\nBadan Ka Wada Hadleen Wafdigaas ayaa waxaa<br \/>\nhogaamineysay Agaasimaha<br \/>\nBariga iyo Koofurta Afrika ee Midawga Yurub Haweeneyda<br \/>\nLagu Magacaabo Frenchesco<br \/>\nMosco iyo Erg<br \/>\nwaxaa ka mid ahaa wakiilka<br \/>\ngaarka ah ee midowga Yurub u<br \/>\nqaabilsan Soomaaliya Michele<br \/>\nCervone Ursoiyo<br \/>\nIyo dawladda Biljigamka Xubno Ka Socday.<\/p>\n<p>Kulanka Gabagabadiisa ayaa waxaa si wada jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay Wafdiga Iyo Saacid<br \/>\nWaxayna ka wada<br \/>\nHadleena Arimo Muhiim ah waxaana<br \/>\nhalkan ka cadeynayaa in Midowga Yurub uu taageero<br \/>\nbuuxda la garab taagan yahay<br \/>\ndawladda iyo shacabka<br \/>\nSoomaaliyeed.<\/p>\n<p>agaasimaha waxayna dhanka<br \/>\nkale xustay in ay sidoo kale<br \/>\ntaageero buuxda u hayaan howl-<br \/>\ngalka AMISOM kuna taageerayaan<br \/>\nDhaqaale.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa ahaa Mid Heerkiisu<br \/>\nSareeyo Sida uu Raysal Wasaaruhu ku dhawaaqay<br \/>\nWaxaana laga wada war dhowrayaa Sida ay uga mira<br \/>\ndhaliyaan Balan qaadyadaan ay U<br \/>\nSameeyeen Midawga Yurub Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shir Doon Saacid ayaa Maanta Waxaa uu Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Midawga Yurub oo ay Arimo Badan Ka Wada Hadleen Wafdigaas ayaa waxaa hogaamineysay Agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee Midawga Yurub Haweeneyda Lagu Magacaabo Frenchesco Mosco iyo Erg waxaa ka mid ahaa wakiilka gaarka ah ee midowga Yurub u qaabilsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14223","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14223"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14227,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14223\/revisions\/14227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}