{"id":14219,"date":"2013-04-16T19:55:11","date_gmt":"2013-04-16T16:55:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14219"},"modified":"2013-04-16T23:55:16","modified_gmt":"2013-04-16T20:55:16","slug":"qaraxyo-ay-ku-dhinteen-muwaadin-mareykan-ah-oo-ka-dhacay-dalkaasi-iyo-obama-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/qaraxyo-ay-ku-dhinteen-muwaadin-mareykan-ah-oo-ka-dhacay-dalkaasi-iyo-obama-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Ay Ku Dhinteen Muwaadin Mareykan Ah Oo Ka Dhacay Dalkaasi Iyo Obama Oo Ka Hadlay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya<br \/>\nMareykanka ayaa sheegaya in<br \/>\nsedax qarax ay ka dhaceen goob<br \/>\nay ka socdeen ciyaaradaha<br \/>\norodada Maaratoonka loo yaqaan,booliska Mareykanka<br \/>\nwaxay sheegeen in dhimashadu<br \/>\nka badantahay 6 qof<br \/>\ndhaawacuna uu kasii badanayo<br \/>\n100 qof oo ubadan dadkii Ku Sugnaa goobta.<\/p>\n<p>Telefeshinada Mareykanka ayaa<br \/>\nbaahiyay muuqaal muujinaya<br \/>\nQarax lakacaya laba orodyahan<br \/>\nkadibna waxaa la arkayaa dhiig<br \/>\nqubanaya maxadadii ay ka socdeen ciyaaradaha orodada Loo Yaqaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha<br \/>\nMareykanka Obama ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay<br \/>\nin lasoo qaban doono ciddii weerarka geysatay cadaaladdana<br \/>\nlasoo taagi doono balse boolisku<br \/>\nwaxay leeyihiin &#8220;weli mahayno<br \/>\ncid aan u qabanay qaraxyadii<br \/>\nBoston&#8221; Ka Dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in sedax qarax ay ka dhaceen goob ay ka socdeen ciyaaradaha orodada Maaratoonka loo yaqaan,booliska Mareykanka waxay sheegeen in dhimashadu ka badantahay 6 qof dhaawacuna uu kasii badanayo 100 qof oo ubadan dadkii Ku Sugnaa goobta. Telefeshinada Mareykanka ayaa baahiyay muuqaal muujinaya Qarax lakacaya laba orodyahan kadibna waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14219","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14219"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14229,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14219\/revisions\/14229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}