{"id":14195,"date":"2013-04-15T01:25:51","date_gmt":"2013-04-14T22:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14195"},"modified":"2013-04-15T04:20:41","modified_gmt":"2013-04-15T01:20:41","slug":"nabadoon-xaad-al-shabaab-waxay-caadeysteen-iney-cabaan-dhiiga-muslimiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/nabadoon-xaad-al-shabaab-waxay-caadeysteen-iney-cabaan-dhiiga-muslimiinta\/","title":{"rendered":"&#8220;Nabadoon Xaad&#8221; Al-Shabaab Waxay Caadeysteen Iney Cabaan Dhiiga Muslimiinta."},"content":{"rendered":"<p>Nabadoon Max&#8217;ed Xasan Xaad Oo Ah Gudoomiyaha Odayaasha<br \/>\ndhaqanka iyo Midnimada beelaha<br \/>\nHawiye ayaa Si Kulul U cambaareeyay<br \/>\nweerarkii lagu qaaday maxkamada gobolka Banaadir Kaa Oo Ku Geeriyoodeen Dad Farabadan.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada Al-shabaab Weerarkaasi Ay Maanta Qaadeen Islamarkaana Ay ku dhawaad 20<br \/>\nruux ku dhinteen ayaa waxaa<br \/>\nuu ku sheegay inay ahaayeen kuwa wuxuushnimo ah oo ay gaysteen kooxo uu ku tilmaamay<br \/>\nmanaxayaal dhiiga Islaamka caba.<\/p>\n<p>Nabadoon Xaad Ayaa Ciidamada dowlada ku amaanay kaalintii ay ku lahaayeen in ay ku guulaystaan<br \/>\nqabashada maxkamada iyo bad<br \/>\nbaadinta dadka shacabka ah ee<br \/>\nkusugnaa xarunta maxkamada<br \/>\ngobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegtay masuuliyada weeraradii ka<br \/>\ndhacay magaalada Muqdisho ee<br \/>\nqasaaraha xoogan gaystay, iyagoona Weerarkaasi tilmaamay inuu Yahay Mid Ay<br \/>\nGuul Ka Gaareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabadoon Max&#8217;ed Xasan Xaad Oo Ah Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ayaa Si Kulul U cambaareeyay weerarkii lagu qaaday maxkamada gobolka Banaadir Kaa Oo Ku Geeriyoodeen Dad Farabadan. Dagaalyahanada Al-shabaab Weerarkaasi Ay Maanta Qaadeen Islamarkaana Ay ku dhawaad 20 ruux ku dhinteen ayaa waxaa uu ku sheegay inay ahaayeen kuwa wuxuushnimo ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14195","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14195"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14199,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14195\/revisions\/14199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}