{"id":14191,"date":"2013-04-14T23:46:08","date_gmt":"2013-04-14T20:46:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14191"},"modified":"2013-04-15T04:35:31","modified_gmt":"2013-04-15T01:35:31","slug":"14191","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/14191\/","title":{"rendered":"&#8220;Madaxwene Gur-Guurte&#8221; Askari Baa Qoray Igu Taagay Qiil Ma Naqatee,Aan Isu Kaashano Sidaan Al-Shabaab Kaga Guuleesan Leheen."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max&#8217;uud Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka ah ee Soomaaliya<br \/>\nayaa isla maanta ku soo laabtey<br \/>\nMuqdisho waxaana lagu soo<br \/>\ndhaweeyey weerar ka dhacay<br \/>\nmeel aan waxbadan ka fogeyn<br \/>\nhoygiisa, iyada oo xaruntii lagu<br \/>\ntilmaamey Garsoorka muddo laba<br \/>\nsaac ah ay ahayd goob dagaal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Mr.Gur-Guurte oo Ka Hadlay Falkii Maanta Ay Dad Badani Ku Bexeen ayaa ku tilmaamey<br \/>\nweerarka mid fuleynimo oo aan waxba u dhimi karin isla markaana muujinaya jabka<br \/>\nkooxda al-Shabaab,Isagoona Xusay Falka Maanta In Ay Aheyn arrin la yaableh.<br \/>\nwaxaana la is weydiinayaa sida<br \/>\naysan waxba u dhimeyn Hanaanka Dowlada waxaana uu ku tilmaamey<br \/>\nweerarkan mid aan diinta islaamka ka tarjumeyn Shacabkana Ugu Baaqey Iney La Shaqeeyaan Ciidamada Amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max&#8217;uud Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isla maanta ku soo laabtey Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyey weerar ka dhacay meel aan waxbadan ka fogeyn hoygiisa, iyada oo xaruntii lagu tilmaamey Garsoorka muddo laba saac ah ay ahayd goob dagaal. Madaxweynaha Soomaaliya Mr.Gur-Guurte oo Ka Hadlay Falkii Maanta Ay Dad Badani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14191","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14191"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14191\/revisions\/14203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}