{"id":14187,"date":"2013-04-14T23:33:44","date_gmt":"2013-04-14T20:33:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14187"},"modified":"2013-04-15T04:46:27","modified_gmt":"2013-04-15T01:46:27","slug":"sh-cali-dheere-gaalada-iyo-murtadiinta-muqdisho-uma-ahan-janno-nabadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/sh-cali-dheere-gaalada-iyo-murtadiinta-muqdisho-uma-ahan-janno-nabadeed\/","title":{"rendered":"&#8220;Sh.Cali Dheere&#8221; Gaalada Iyo Murtadiinta Muqdisho Uma Ahan Janno Nabadeed."},"content":{"rendered":"<p>Afahayeenka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-Shabaab Sheekh Cali Max&#8217;uud Raage Sh.Cali Dheere ayaa sheegtey masuuliyadda<br \/>\nweerarka Maanta, waxaana Uu sheegey in ay maanta qaadeen weerar ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya Askar Iyo Saraakiilna Ay Ku Dileen.<\/p>\n<p>Sh. Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamo boqolaal gaaraya oo<br \/>\ndowladda ka tirsan ay ku sugnaayeen Dhismaha hortiisa<br \/>\nisla markaana Mujaahidiinta<br \/>\nay u suurta gashey in Ay la wareegaan dhismahaas Mudo 2 Saacadoodna Ay Ka<br \/>\ndagaalamayeen.<\/p>\n<p>Afahayeenka Al-Shabaab Ayaa Sidoo Kale sheegay in<br \/>\nay kaga dhimatey weerarkaasi 5<br \/>\nka mid ah Ciidankoda, isla<br \/>\nmarkaana ay dileen 27 kamid ah<br \/>\nDowladda oo ay ku jiraan Saraakiil Ciidan.<\/p>\n<p>Cali Dheere ayaa sheegay in<br \/>\nweeraro cayn kanoo kale ah Oo laga<br \/>\nfuliyo Muqdisho iyadaoo ay tahay dharaar cad ay calaamad u tahay isla markaana Muujineyso<br \/>\nawoodda iyo galaangalka ay ku<br \/>\nlee yihiin Muqdisho.<\/p>\n<p>Hadalkaani Al-Shabaab ka soo saareen weerarkii maanta ayey ku sheegeen in ay tahay<br \/>\nfariin ay dirayaan taas oo ah In<br \/>\n\u201cMuqdisho aysan u ahayn Dowladda Janno nabad ah\u201dAl-shabaabna Wali Aysan Wiiqmin Awooddii Ay Leheed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afahayeenka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-Shabaab Sheekh Cali Max&#8217;uud Raage Sh.Cali Dheere ayaa sheegtey masuuliyadda weerarka Maanta, waxaana Uu sheegey in ay maanta qaadeen weerar ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya Askar Iyo Saraakiilna Ay Ku Dileen. Sh. Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamo boqolaal gaaraya oo dowladda ka tirsan ay ku sugnaayeen Dhismaha hortiisa isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14187","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14187"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14206,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14187\/revisions\/14206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}