{"id":14182,"date":"2013-04-14T22:53:57","date_gmt":"2013-04-14T19:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14182"},"modified":"2013-04-15T04:59:26","modified_gmt":"2013-04-15T01:59:26","slug":"2-qareen-caan-ah-oo-ku-geeriyooday-weerarkii-maanta-ka-dhacay-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/2-qareen-caan-ah-oo-ku-geeriyooday-weerarkii-maanta-ka-dhacay-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"2 Qareen Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Weerarkii Maanta Ka Dhacay Gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Sida Uu Sheegayo Wariye Ka Tirsan Warsom.com Illaa Iyo 22 qof ayaa ku<br \/>\ndhimatey, kuwaas oo ay qaadeen<br \/>\ngawaarida gar-gaarka deg-dega<br \/>\nah, Ee Umplans-ta waxaana ka mid ahaa Dadka Dhintay 2qareen oo caan ku noqdey Kiiskii<br \/>\nKufsiga iyo weriye Cabdicasiis Koronto kuwaas oo la kala<br \/>\nyiraahdo Dr.Maxamed<br \/>\nMaxamuud Afrax iyo Dr. Cabdikariim Xassan Gorod Oo Labadaba Ku Geeriyooday Weerarkaasi Ay Al-shabaab Rag Ka Tirsan Ku Qaadeen Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ku dhintey Max&#8217;ed Xasan Xabeeb Oo Isna Ahaa<br \/>\nAfhayeenkii Maxkamadda Sare<br \/>\noo ka mid ahaan jirey Shaqaalihii Radio<br \/>\nMuqdisho Iyo Dadkale Oo Aad U Tiro Badnaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Uu Sheegayo Wariye Ka Tirsan Warsom.com Illaa Iyo 22 qof ayaa ku dhimatey, kuwaas oo ay qaadeen gawaarida gar-gaarka deg-dega ah, Ee Umplans-ta waxaana ka mid ahaa Dadka Dhintay 2qareen oo caan ku noqdey Kiiskii Kufsiga iyo weriye Cabdicasiis Koronto kuwaas oo la kala yiraahdo Dr.Maxamed Maxamuud Afrax iyo Dr. Cabdikariim Xassan Gorod Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14182","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14208,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14182\/revisions\/14208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}