{"id":14171,"date":"2013-04-13T23:53:14","date_gmt":"2013-04-13T20:53:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14171"},"modified":"2013-04-14T00:09:42","modified_gmt":"2013-04-13T21:09:42","slug":"afahayeen-amisom-oo-sheegay-iney-xaqiijiyeen-amaanka-wadada-isku-xerta-muqdisho-bay-iyo-bakoolsheegayna-iney-faarujinayaan-fariisimaha-ay-sida-sharcidarada-ku-daganyihin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/afahayeen-amisom-oo-sheegay-iney-xaqiijiyeen-amaanka-wadada-isku-xerta-muqdisho-bay-iyo-bakoolsheegayna-iney-faarujinayaan-fariisimaha-ay-sida-sharcidarada-ku-daganyihin\/","title":{"rendered":"Afahayeen AMISOM Oo Sheegay Iney Xaqiijiyeen Amaanka Wadada Isku Xerta Muqdisho Bay, Iyo Bakool,Sheegayna Iney Faarujinayaan Fariisimaha Ay Sida Sharcidarada Ku Daganyihin."},"content":{"rendered":"<p>fhayeenka ciidamada<br \/>\nAMISOM Cali Aadan Xaamud Oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta Ayaa waxa uu Hadlay arimo badan oo la xariira guryo ay leeyihiin dad<br \/>\nshacab ah oo ay muqdisho ka<br \/>\ndagan yihiin ciidamada AMISOM Kuwaa Oo Taageeta Dowlada.<\/p>\n<p>Afhayeenka AMISOM Ayaa Sidoo Kale waxaa uu ka<br \/>\nhadlay xaalada amaan ee wadada xiriirisa Gobolka Banaadir Iyo gobolada Bay Iyo Bakool.<\/p>\n<p>Cornel Xumud ayaa waxaa uu tilmaamay inay baahi u gaysay<br \/>\ninay ciidamadoodu dagaan meel<br \/>\naan ku Haboonayn,isagoona<br \/>\nxusay sii daganaashada<br \/>\nguryahaasi ay qorshaynayaan<br \/>\ninay iskaga baxaan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Afhayeenka Amisom ayaa sheegay in haatan ay hagaagsan tahay wadada isku<br \/>\nxirta Baydhabo iyo Muqdisho oo<br \/>\nla isticmaali karo si amaan ah oo<br \/>\ntaasi ay ciidamada Dawlada federaalka iyo kuwa Amisom ay<br \/>\nla wareegeen amaanka Wadadaasi.<\/p>\n<p>Amisom Oo dalka soomaaliya u jooga nabad dhalinta ayaa<br \/>\nwaxay haatan kaga sugan yihii<br \/>\ngudaha magaalada<br \/>\nMuqdisho dhowr fariisimo Oo Ay Shacab U Arkaan Ineysan Eheen Goobahaasi Goob Ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>fhayeenka ciidamada AMISOM Cali Aadan Xaamud Oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta Ayaa waxa uu Hadlay arimo badan oo la xariira guryo ay leeyihiin dad shacab ah oo ay muqdisho ka dagan yihiin ciidamada AMISOM Kuwaa Oo Taageeta Dowlada. Afhayeenka AMISOM Ayaa Sidoo Kale waxaa uu ka hadlay xaalada amaan ee wadada xiriirisa Gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14171","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14171"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14176,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14171\/revisions\/14176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}