{"id":14160,"date":"2013-04-13T22:18:47","date_gmt":"2013-04-13T19:18:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14160"},"modified":"2013-04-14T00:21:33","modified_gmt":"2013-04-13T21:21:33","slug":"raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-la-yeeshay-madaxweynaha-dalka-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/raiisul-wazaaraha-soomaaliya-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-la-yeeshay-madaxweynaha-dalka-burundi\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaaraha Soomaaliya Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Madaxweynaha Dalka Burundi."},"content":{"rendered":"<p>Saacid Cabdi Faarax<br \/>\nRa&#8217;iisul Wazaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka<br \/>\nBurundi Pierre Nkurunziza<br \/>\nwaxayna labada mas\u2019uul ka wada<br \/>\nhadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar ahaana<br \/>\namniga, dhaqaalaha iyo horumarka Iyo Arimo Kale.<\/p>\n<p>Labada Masuul Kulankan Ay Yeesheen ayaa qeyb ka ah xoojinta xiriirra<br \/>\nwadamada dariska ee ay ciidamada nabad illaalintu ka<br \/>\njoogaan dalka Soomaaliya Wuxuuna si gaar ah uga<br \/>\nmahadceliyay dawladda iyo<br \/>\nshacabka Burundi kaalinta weyn<br \/>\nee ay askartoodu ka qaateen howlgalka AMISOM iyo hiilka<br \/>\nwalaalnimo ee ay u galeen ummada Soomaaliyeed Waxa Uuna Ra\u2019iisal Wasaaraha tilmaamay in si<br \/>\ndeg deg ah looga sifeyn doono<br \/>\ndegaanada yaryar ee ay weli shacabka ku sii dhibaateeyaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha<br \/>\ndalka Burundi Pierre Nkurunziza Ayaa Dhanka Kale Ra\u2019iisal Wasaaraha ku<br \/>\nammaanay dadaalka uu ugu jiro soo celinta amniga iyo xasilinta<br \/>\ndalka Soomaaliya, wuxuuna uga<br \/>\nmahadceliyay booqashadiisa<br \/>\ndalalka ay ciidamada nabad illaalinta ka joogaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Ayaa Kulanka waxaa ku wehliyay Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin<br \/>\nMaxamuud Xaaji Faqi, safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka<br \/>\nBurundi Abshir Xasan Abshir Faarax iyo xubno la taliyeyaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacid Cabdi Faarax Ra&#8217;iisul Wazaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas\u2019uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar ahaana amniga, dhaqaalaha iyo horumarka Iyo Arimo Kale. Labada Masuul Kulankan Ay Yeesheen ayaa qeyb ka ah xoojinta xiriirra wadamada dariska ee ay ciidamada nabad illaalintu ka joogaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14160","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14160"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14178,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14160\/revisions\/14178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}