{"id":14156,"date":"2013-04-13T22:03:01","date_gmt":"2013-04-13T19:03:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14156"},"modified":"2013-04-14T00:31:28","modified_gmt":"2013-04-13T21:31:28","slug":"sarkaal-ka-tirsan-ciidamada-police-ka-oo-kooxo-hubeysani-ay-ku-toogteen-gudaha-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/sarkaal-ka-tirsan-ciidamada-police-ka-oo-kooxo-hubeysani-ay-ku-toogteen-gudaha-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Police-ka Oo Kooxo Hubeysani Ay Ku Toogteen Gudaha Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi<br \/>\nayaa sheegaya in xoogag hubeysan Ay weerar culus ku<br \/>\nqaadeen ciidamo booliska<br \/>\nkatirsan xilli ay roondooyin<br \/>\ndhanka ammaanka ah ka wadeen xaafado dhaca<br \/>\nwaqooyi Bari Nairobi Ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Weerarkaasi Ayaa La Sheegay In Ay sedax qof Ku dhinteen<br \/>\nmid kamid Ahna uu ahaa sarkaal<br \/>\nkatirsan ciidanka<br \/>\nBooliska Nairobi.<\/p>\n<p>WeerarKaani uu ku<br \/>\ngeeriyooday sarkaalkani Ka tirsanaa maxkamadda Oyugis-haar ayaa lagu dilay isla habeenimadii<br \/>\nkhamiista aheyd ee lasoo dhaafay xili sida la tilmaamayo uu kusii wajahnaa guri uu Ka Dagnaa halkaasi.<\/p>\n<p>Raga Weerarka Geestay Ayaa Wexey Ahaayeen Illaa lix ruux oo hubeysan<br \/>\nka dambeeyay Iyadoona weerarkani uu ahaa kii ugu horreeyay ee ka<br \/>\ndhacay mgaalada muddo<br \/>\nsannado ah.<\/p>\n<p>Xaalada Ammaan Ee Dalka Kenya ayaa bilihii lasoo dhaafay ahaa mid cakiran<br \/>\nwaxaana wadanka ku batay xoogaga hubeysan ee aan cidna taabacsaneyn kuwaasi oo<br \/>\nweeraro ku ekeeya xarumaha dowladda Ee Dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xoogag hubeysan Ay weerar culus ku qaadeen ciidamo booliska katirsan xilli ay roondooyin dhanka ammaanka ah ka wadeen xaafado dhaca waqooyi Bari Nairobi Ee Dalka Kenya. Weerarkaasi Ayaa La Sheegay In Ay sedax qof Ku dhinteen mid kamid Ahna uu ahaa sarkaal katirsan ciidanka Booliska Nairobi. WeerarKaani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14156","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14156"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14180,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14156\/revisions\/14180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}