{"id":14153,"date":"2013-04-14T22:38:02","date_gmt":"2013-04-14T19:38:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14153"},"modified":"2013-04-14T22:38:02","modified_gmt":"2013-04-14T19:38:02","slug":"xoogag-ka-tirsan-al-shabaab-oo-maanta-weeraro-qorsheysan-ku-soo-qaaday-xarunta-maxkamada-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/xoogag-ka-tirsan-al-shabaab-oo-maanta-weeraro-qorsheysan-ku-soo-qaaday-xarunta-maxkamada-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Xoogag Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Maanta Weeraro Qorsheysan Ku Soo Qaaday Xarunta Maxkamada G\/Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Maanta goor ay saacaddu Aheyd 11:00 ayaa koox<br \/>\nhubeysan oo ka tirsan al-Shabaab u suurta gashey in ay weerar qorsheysan ka fuliyaan Xarunta Gobolka Banaadir gaar ahaan qaybta Maxkamadda<br \/>\nGobolka oo ku taala degmada Xamar Weyne Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ku Dhawaad 20 Ruux ayaa dhimatay tiro intaas kabadana<br \/>\ndhaawacyo ayaa soo gaaray, weeraro musalsal ahaa oo<br \/>\nmaanta Muqdisho ka dhacay, 16<br \/>\nkamid ah dadkaas ayaa la\u2019aaminsanyahay ineey ku<br \/>\ngeeriyoodeen gudaha<br \/>\nmaxkamada gobolka banaadir,<br \/>\noo ay gudaha u galeen rag<br \/>\ngaaraya 7 kuwaasi oo ku labisnaa dharka ciidanka Dowladda,<br \/>\nKadibna rasaas iyo qaraxyo isugu daray dadkii gudaha ugu<br \/>\njiray maxkamada G\/Banaadir.<\/p>\n<p>Xarunta Gobolka Banadir ayaa ka<br \/>\nmid ah Goobaha ugu<br \/>\nmashquulka badan Muqdisho, waxaana weerarku ku soo<br \/>\nbeegmayaa Xili laamaha<br \/>\ngarsoorka Gobolka Banaadir ay<br \/>\nshir ku lahaayeen Xarunta la<br \/>\nweeraray, waxaana ay saxaafadda kula hadleen isla<br \/>\ngudaha Xarunta, kadib markii<br \/>\nSuxufiyiintu ka dareereen<br \/>\nhalkaas ayaana weerarku<br \/>\nDhacay.<\/p>\n<p>C\/llaahi Cali Geedow Taliyaha Ciidanka Maxkamadda<br \/>\nSare ayaa sheegay in weerarku<br \/>\nbilowdey kadib markii nin ka mid<br \/>\nahaa kuwa weerarka fuliyey uu is<br \/>\nqarxiyey isaga oo baaritaankii ku<br \/>\nsocdo, kadib markii xaaladdu isku yaacdey waxaa dhanka<br \/>\nGuriga Gobolka Banaadir hal mar<br \/>\nnaga soo galay ilaa 6 nin oo ku<br \/>\nhubeysan qoryaha loo yaqaan PKM kuwaas oo xoog nagu jiirey gudahana u<br \/>\ngalay Dhismaha,<br \/>\nKadib waxaa xigey Qarax ka<br \/>\ndhacay dhismaha banaankiisa<br \/>\nkaas oo ka dhashey gaari ay<br \/>\nwateen kooxdii xooga ku gashey<br \/>\ngoobtaas, waxaana taasi horseeday in xaaladdu faraha ka<br \/>\nsii baxdo, iyada oo banaanka<br \/>\nhore ee xarunta ay ku<br \/>\nsugnaayeen ciidamo ilaalo u ahaa sarakiisha gudaha ku jirey, waxaana ay isku dhar siteen<br \/>\nkooxda al-Shabaab ee weerarka qorsheysan Ka fulisey Goobta.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii waxaa ciidanka<br \/>\nDowladda iyo Booliska AMISOM u<br \/>\nsuurta galay in ay dib u qabsadaan dhisamaha kadib<br \/>\nmarkii 8 kamid ah raggii gudaha<br \/>\ngalay ay isqarxiyeenka halka kan kalena ciidanku toogteen, waxaana hawlgalkaasi Uu qaatey muddo ka badan laba saacadood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta goor ay saacaddu Aheyd 11:00 ayaa koox hubeysan oo ka tirsan al-Shabaab u suurta gashey in ay weerar qorsheysan ka fuliyaan Xarunta Gobolka Banaadir gaar ahaan qaybta Maxkamadda Gobolka oo ku taala degmada Xamar Weyne Ee Gobolka Banaadir. Ku Dhawaad 20 Ruux ayaa dhimatay tiro intaas kabadana dhaawacyo ayaa soo gaaray, weeraro musalsal ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14153","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14153\/revisions\/14181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}