{"id":14139,"date":"2013-04-13T01:45:47","date_gmt":"2013-04-12T22:45:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14139"},"modified":"2013-04-13T01:57:29","modified_gmt":"2013-04-12T22:57:29","slug":"ciidamada-ethopia-oo-xasuuqay-shacab-ku-sugnaa-masjid-ku-yaalo-magaalada-balad-weyn-ee-xarunta-ghiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamada-ethopia-oo-xasuuqay-shacab-ku-sugnaa-masjid-ku-yaalo-magaalada-balad-weyn-ee-xarunta-ghiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ethopia Oo Xasuuqay Shacab Ku Sugnaa Masjid Ku Yaalo Magaalada Balad weyn Ee Xarunta G\/Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowlada Ethopia ee Ku Sugan<br \/>\nmagaalada B\/<br \/>\nweyne Ee Xarunta Gobolkaasi Hiiraan ayaa weerar ku qaaday<br \/>\nmid kamid ah masaajidyada ugu<br \/>\nwaaweyn magaaladaasi B\/weyn.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan<br \/>\nayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya maanta duhurkii ay<br \/>\nrasaas ku fureen masjidka Jaamaca<br \/>\nDabaqeynka, Iyadoona goob joogayaal ay sheegeen in Ay askarta Itoobiya ay Gudaha U galeen masjidka kadibna ay toogteen qof kamid ahaa jamaacada masjidka Ku Sugneed.<\/p>\n<p>Falkaani Ay Ciidamada Ethopia Ku Xasuuqeen Muslimiin Ku Cibaadeysaneysay Masjid Ku Yaalo Balad Weyn Ayaa Ku Soo Aadeyso Xilli Dabayaaqadda Sanadkii La Soo Dhaafay Magaalada B\/weyne Ciidamada Itoobiyaanku Ay<br \/>\nKaniisad u bedeleen Masjidka jaamaca xarunta gobolka illaa iyo haddana waa Kaniisad Ay Ku Suganyihiin Ciidamada Ethopia,Mana Jiro Ilaa Iyo Haatan Masuul Ka Tirsan Dowlada Oo Ka Hadlay Falalkaan Wuxuushnimo Oo Ay Ciidamada Ethopia U Geysanayaan Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowlada Ethopia ee Ku Sugan magaalada B\/ weyne Ee Xarunta Gobolkaasi Hiiraan ayaa weerar ku qaaday mid kamid ah masaajidyada ugu waaweyn magaaladaasi B\/weyn. Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya maanta duhurkii ay rasaas ku fureen masjidka Jaamaca Dabaqeynka, Iyadoona goob joogayaal ay sheegeen in Ay askarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14139","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14155,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14139\/revisions\/14155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}