{"id":14137,"date":"2013-04-12T23:23:58","date_gmt":"2013-04-12T20:23:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14137"},"modified":"2013-04-13T00:43:21","modified_gmt":"2013-04-12T21:43:21","slug":"14137","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/14137\/","title":{"rendered":"&#8220;Abu-Muscab&#8221; Askarta Cadowga Aan Ku Weerarnay Magaalada Marka Baqtigooda Waxa Lagu Daabulayey Diyaarado."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh C\/casis Abu-Muscab Afhayeenka dhinaca howl galada Xarakada Alshabab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ka<br \/>\nwarbixiyay Howlgalo Isugu Jiro Weeraro Iyo Qaraxyo Ay Ka Sameeyeen Qeybo Ka Tirsan Gobolada Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Abu-muscab Ayaa Waxa uu sheegay In<br \/>\nshalay barqadii<br \/>\nay qarax miino ah ugu aaseen<br \/>\nmeel ay biyo ka dhaansan rabeen<br \/>\nciimada Kenya ee ku sugan degmada Afmadow ee xarunta<br \/>\ngobolka Jubada<br \/>\ndhexe wuxuuna<br \/>\ntilmaamay In ay booyad ay ciidanka<br \/>\nKenya biyo ku dhaansan rabeen<br \/>\nay haleeshay miinadu gaari kalena ay waxyeel ka soo gaartay iyadoona sida uu sheegay ilaa 7-askar kenyaan Ah ay ku dhinteen qaraxaasi.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu Xusay Afhayeenka dhanka howl galada Ee Al-Shabab Sheekh Abu Muscab In dagaal magaalada Marka ee<br \/>\nxarunta gobolka Shabeellaha<br \/>\nhoose kula galeen ciidamada<br \/>\nDawlada iyo AMISOM ,waxaana uu shaaciyay inay qasaaro ba\u2019an<br \/>\nhalkaasi ku gaarsiiyeen Dagaalyahanada Al-shabab waxaana uu<br \/>\nsheegay in ay dhawacyada iyo<br \/>\nmaydadkooda ay daad guraynayeen<br \/>\ndiyaarada Hilikoptar Ah.<\/p>\n<p>Hadalkaani Ka Soo Yeeray Afahayeenka Ciidamada Al-shabab Abu-muscab Ayaa Imaanaya Xilli qaraxyo Iyo Weeraro ka gaysteen degmada<br \/>\nAfmadow iyo magaalada Marko<br \/>\nciimada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM Iyadoona<br \/>\nay jirin wax war ah Oo ka soo baxay saraakiisha<br \/>\nciidamada Dowlada ee ku sugan gobolada Jubbada Dhexe Iyo<br \/>\nShabeellaha Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh C\/casis Abu-Muscab Afhayeenka dhinaca howl galada Xarakada Alshabab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Howlgalo Isugu Jiro Weeraro Iyo Qaraxyo Ay Ka Sameeyeen Qeybo Ka Tirsan Gobolada Dalka Soomaaliya. Abu-muscab Ayaa Waxa uu sheegay In shalay barqadii ay qarax miino ah ugu aaseen meel ay biyo ka dhaansan rabeen ciimada Kenya ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14137","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14137"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14142,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14137\/revisions\/14142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}