{"id":14135,"date":"2013-04-12T22:57:54","date_gmt":"2013-04-12T19:57:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14135"},"modified":"2013-04-13T00:47:00","modified_gmt":"2013-04-12T21:47:00","slug":"gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-dib-ugu-soo-laabtay-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-dib-ugu-soo-laabtay-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Max&#8217;ed Sh.Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka<br \/>\nSoomaaliya oo<br \/>\nsocdaal shaqo ugu maqnaa dalka<br \/>\nDibaddiisa ayaa saakay dib ugusoo<br \/>\nlaabtay dalka ayadoona dhanka<br \/>\nkale uu Gudoomiyaha ka warbixiyey safarkiisa Iyo Madaxda Uu Lasoo Kulmay.<\/p>\n<p>Prof. Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nayaa kasoo degay garoonka<br \/>\ndiyaaradaha Ee Muqdisho waxaana garoonka<br \/>\nkusoo dhaweeyey xubno ka<br \/>\ntirsan labada gole ee Dowladda<br \/>\noo uu hogaaminayey Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Mahad<br \/>\nCabdalla Cawad iyo qeybaha kala<br \/>\nduwan ee Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Mudane Maxamed Sheekh<br \/>\nJawaari oo shirjaraa\u2019id u qabtay Saxaafadda ayaa faah faahin ka bixiyey<br \/>\nsafarkiisii shaqo iyo waxyaabihii Uu soo qabsoomay waxaana uu tilmaamay in wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo<br \/>\nku tageen magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway kadib<br \/>\nmarkii uu casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Norway<br \/>\nislamarkaana mudadii halkaasi<br \/>\nuu joogay kulammo kala gedisay Uu lasoo yeeshay madaxda dalkaasi Norway.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tilmaamay in<br \/>\ndhammaanba qodobadii ay ka<br \/>\nwada hadleen madaxda<br \/>\nDowladda Norway la isku afgartay islamarkaana ay<br \/>\nkulammadiisa kusoo<br \/>\ndhamaadeen guullo la taaban<br \/>\nkaro islamarkaana qodobada<br \/>\nnatiijada ah la horkeeni doono<br \/>\nBaarlamaanka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Max&#8217;ed Sh.Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Dibaddiisa ayaa saakay dib ugusoo laabtay dalka ayadoona dhanka kale uu Gudoomiyaha ka warbixiyey safarkiisa Iyo Madaxda Uu Lasoo Kulmay. Prof. Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha Ee Muqdisho waxaana garoonka kusoo dhaweeyey xubno ka tirsan labada gole [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14135","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14135"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14135\/revisions\/14144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}