{"id":14133,"date":"2013-04-12T22:39:03","date_gmt":"2013-04-12T19:39:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14133"},"modified":"2013-04-13T01:00:48","modified_gmt":"2013-04-12T22:00:48","slug":"53-sano-guuradda-ciidamada-qaranka-soomaaliya-oo-maanta-si-weyn-looga-dabaaldagay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/53-sano-guuradda-ciidamada-qaranka-soomaaliya-oo-maanta-si-weyn-looga-dabaaldagay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"53 Sano Guuradda Ciidamada Qaranka Soomaaliya Oo Maanta Si Weyn Looga Dabaaldagay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>12-ka Abril oo ay ku beegan tahay maalintii la asaasey<br \/>\nciidankii Qaranka Soomaaliya oo ay ka soo wareegtey asaaskoodi<br \/>\n53 sano ayaa si weyn looga xusey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Iyadoona Uu Xuska 12-ka Abril ka dhacay Xarunta<br \/>\nWasaaraddii gaashaandhiga<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Sareeye Guute Daahir Aadan Cilmi Taliyaha Ciidammada Xoogga<br \/>\nDalka Soomaaliyeed oo munaasabadda ugu horeyn ka<br \/>\nhadlay ayaa hambalyo u diray<br \/>\ndhammaan Ciidammada<br \/>\nXoogga Dalka Soomaaliyeed<br \/>\nwaxaana uu dhanka kale Taliyuhu guul usoo hooyatay<br \/>\nShacbiga Soomaaliyeed ku<br \/>\ntilmaamay in 23sano kadib lagu<br \/>\nxuso 12ka-Abril xaruntii Taliska<br \/>\nCiidammada Xoogga Dalka ee<br \/>\nWasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka ayaa gaaddo<br \/>\nka ciyaar ku marey barxada iyaga oo salaan sharaf siinayey<br \/>\nMadaxda dalka u sareysa.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sh.Max&#8217;uud Mdaxweynaha Soomaaliya oo<br \/>\nkhudbad ka jeediyey<br \/>\nmunaasabadii xuska ayaa hanbalyo u diey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda<br \/>\nxuska asaaskii Ciidanka Qaranka<br \/>\nSoomaaliya, waxaana uu salaam u direy dhamaan ciidanka<br \/>\nQaranka isaga oo sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu yahay Taliyaha guud ee ciidanka<br \/>\nqalabka sida.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha<br \/>\nayaa sheegay in ay wadaan dib u<br \/>\nhabayn lagu samaynaayo<br \/>\nciidanka Qaranka Iyadoona Uu<br \/>\nMadaxweynaha Carabka Ku Dhuftay In Ciidanka Qaranku ay laf dhabar u yihiin<br \/>\numadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12-ka Abril oo ay ku beegan tahay maalintii la asaasey ciidankii Qaranka Soomaaliya oo ay ka soo wareegtey asaaskoodi 53 sano ayaa si weyn looga xusey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Iyadoona Uu Xuska 12-ka Abril ka dhacay Xarunta Wasaaraddii gaashaandhiga Soomaaliya. Sareeye Guute Daahir Aadan Cilmi Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo munaasabadda ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14133","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14133\/revisions\/14146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}