{"id":14115,"date":"2013-04-12T22:07:15","date_gmt":"2013-04-12T19:07:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14115"},"modified":"2013-04-13T01:28:01","modified_gmt":"2013-04-12T22:28:01","slug":"oday-dhaqameed-caan-ah-oo-lagu-dilay-deegaan-ka-tirsan-ggaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/oday-dhaqameed-caan-ah-oo-lagu-dilay-deegaan-ka-tirsan-ggaduud\/","title":{"rendered":"Oday Dhaqameed Caan Ah Oo Lagu Dilay Deegaan Ka Tirsan G\/Gaduud."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya<br \/>\ntuulada Gadoon oo duleedka<br \/>\nDhuusa-mareeb ku taalla ayaa<br \/>\nwaxa lagu soo waramayaa in<br \/>\nhalkaasi lagu dilay oday dhaqameed caan ka ahaa kaasi<br \/>\noo faah faahino ay kasoo baxayaan qaabka dilka Uu U Dhacay.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa La Sheegay Falkaani Dilka ah In uu dhacay Saaka waxaana geystay kooxo<br \/>\nhubeysan Iyadoona oday dhaqameedka lagu magacaabi<br \/>\njiray Oday Caabi caana ka ahaa<br \/>\ntuulada Gadoon ee gobolka G\/ gaduud.<\/p>\n<p>Dilka Odaygaan ayaa loo maleynayaa inay ka dambeyso<br \/>\nfalalka aanooyinka qabiilka ah<br \/>\nwaxaana badi lala yaaban yahay<br \/>\ndilalakaan oo kale taasi oo dhawaan shiikh caan ahaa<br \/>\nsidaan oo kale loogu dilay deegaankaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya tuulada Gadoon oo duleedka Dhuusa-mareeb ku taalla ayaa waxa lagu soo waramayaa in halkaasi lagu dilay oday dhaqameed caan ka ahaa kaasi oo faah faahino ay kasoo baxayaan qaabka dilka Uu U Dhacay. Sidoo Kale Waxaa La Sheegay Falkaani Dilka ah In uu dhacay Saaka waxaana geystay kooxo hubeysan Iyadoona oday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14115","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14115"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14149,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14115\/revisions\/14149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}