{"id":14112,"date":"2013-04-11T23:22:42","date_gmt":"2013-04-11T20:22:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14112"},"modified":"2013-04-11T23:51:09","modified_gmt":"2013-04-11T20:51:09","slug":"rwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-gaarey-dalka-brundi-magaalada-bujubuura","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/rwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-gaarey-dalka-brundi-magaalada-bujubuura\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo maanta gaarey dalka brundi magaalada bujubuura."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaarey dalka burundi caasimadiisa bujunbuura,r\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka bujunbuura kusoo dhaweeyey m\/weyne kuxigeenka dalka burundi iyo qaar kamid ah wasiirada dalka burundi.<\/p>\n<p>R\/wasaare saacid oo soo marey dalalka jabuuti,ethiopia,ugandha,iyo burundi oo uu maanta gaarey isagoo dhamaantood kala hadlaya arrimaha amniga maadaama ay dalalkaas oo dhan ciidamo ka joogaan soomaaliya.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha ayaa ka heley kaalmo milateri qaar kamid ah dalalka uu booqdey sida jabuuti iyo ugandha taas oo la filayo in ay wax u tarto ciidamada soomaaliya oo meel cidla ah ka fadhiya xaga qalabka ciidamadu ku hawlgalaan,waxeyna tani wax ka tari doontaa awooda ciidamada soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka r\/wasaaraha ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee uu ku aado dalal ka baxsan soomaaliya tan iyo intii xilka r\/wasaaraha loo magacaabey,barlamaankuna shuruud la&#8217;aan ogolaadey,iyadoo la filayo in safarka r\/wasaaruhu kusoo dhamaado dalka kenya oo in mudo ah uu degenaa ilaa hadana uu degenyahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaarey dalka burundi caasimadiisa bujunbuura,r\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka bujunbuura kusoo dhaweeyey m\/weyne kuxigeenka dalka burundi iyo qaar kamid ah wasiirada dalka burundi. R\/wasaare saacid oo soo marey dalalka jabuuti,ethiopia,ugandha,iyo burundi oo uu maanta gaarey isagoo dhamaantood kala hadlaya arrimaha amniga maadaama ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14112","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14112"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14118,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14112\/revisions\/14118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}