{"id":14109,"date":"2013-04-11T22:51:30","date_gmt":"2013-04-11T19:51:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14109"},"modified":"2013-04-11T23:59:39","modified_gmt":"2013-04-11T20:59:39","slug":"madax-la-kulmi-laheyd-beesha-caalamka-oo-loo-diidey-in-ay-galaan-dalka-kenya-kadibna-sheegey-in-kenya-cadeysatey-in-ay-qabsatey-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/madax-la-kulmi-laheyd-beesha-caalamka-oo-loo-diidey-in-ay-galaan-dalka-kenya-kadibna-sheegey-in-kenya-cadeysatey-in-ay-qabsatey-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Madax la kulmi laheyd beesha caalamka oo loo diidey in ay galaan dalka kenya kadibna sheegey in kenya cadeysatey in ay qabsatey magaalada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin isugu jira dublamaasiyiin, xildhibaan,iyo madax dhaqameedyo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey magaalada muqdisho kadib markii laga soo celiyey loona diidey in ay dalka kenya galaan ayaa sheegey in ay dawlada kenya cadeysatey in ay faragelin ku heyso arrimaha kismaayo,islamarkaana wixii kasoo horjeeda jubaland ay kenya la dirireyso sida ay sheegeen madaxdii laga soo celiyey dalka kenya.<\/p>\n<p>Suldan c\/qaadir luga dheere oo hore wasiir usoo noqdey ayaa kamid ahaa masuuliyiintii laga soo celiyey loona diidey in ay beesha caalamka kula kulmaan dalka kenya ayaa sheegey in ay cadaatey in kenya ay qabsatey kismaayo ciidamada kismaayo joogaana aysan u muuqan kuwo amisom ka mid ah.<\/p>\n<p>C\/qaadir luga dheere ayaa beesha caalamka ka codsadey in ay muqdisho kula kulmaan ayna muqdisho nabad tahey iyagoo dawlada federalka ah ka codsadey in aduunka ay u gudbiyaan cabasho ka dhan ah faragelinta ay kenya ku heyso gobolada jubooyinka.<\/p>\n<p>Dhanka kale xildhibaano barlamaanka kamid ah ayaa iyaguna caddeeyey in ay dawlada norway ay iyaduna gadaal ka riixeyso dalka kenya ayna norway hada somalidii dhalashada ka qaatey norway ay rabto in ay u isticmaasho danaha ay ka leedahey dhulka soomaaliya,norway ayaa ku faantey ama ku mano sheegatey in ay dastuurka soomaaliya ay qarash farabadan gelisey iyadoo ujeedadeedu aheyd in ay muran geliso qaar kamid ah ciidda soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin isugu jira dublamaasiyiin, xildhibaan,iyo madax dhaqameedyo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtey magaalada muqdisho kadib markii laga soo celiyey loona diidey in ay dalka kenya galaan ayaa sheegey in ay dawlada kenya cadeysatey in ay faragelin ku heyso arrimaha kismaayo,islamarkaana wixii kasoo horjeeda jubaland ay kenya la dirireyso sida ay sheegeen madaxdii laga soo celiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14109","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14109"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14109\/revisions\/14120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}