{"id":14101,"date":"2013-04-11T00:52:22","date_gmt":"2013-04-10T21:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14101"},"modified":"2013-04-12T00:39:12","modified_gmt":"2013-04-11T21:39:12","slug":"14101","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/14101\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan Oo Ciidamada Dowlada Lagula Eegtay Degmada Afgoye."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaani ayaa<br \/>\nmaanta duhurkii Waxa Uu Ka dhacay<br \/>\ndegmada Afgooye ee Xarunta Gobolkaasi Shabeelaha Hoose Kaasi Oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsanaa Kuwa Dowlada Ee Halkaasi Ku Sugnaa.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegayaan Dad Ku Sugan Degmamada Afgoye Waxaa Qaraxa Ku Dhintay 2 Arkari Oo Ka Tirsanaa<br \/>\nciidan DF-ka Ku Dhawaad 5 kalane Waa Ay Ku<br \/>\ndhaawacmeen Iyadoona Ay Jiraan Rasaas Ay Fureen Askarta Qaraxa Lala Eegtay Balse Lama Oga Cida Ku Waxyeelowday Rasaastaasi.<\/p>\n<p>Ma Jiro War Ka Soo Baxay Saraakiisha Dowlada Iyo Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab Kaaso Ku Aadan Sheegasho Ama Beenin Qaraxa Maanta Ciidamada Dowlada Lagula Eegtay Degmada Afgoye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaani ayaa maanta duhurkii Waxa Uu Ka dhacay degmada Afgooye ee Xarunta Gobolkaasi Shabeelaha Hoose Kaasi Oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsanaa Kuwa Dowlada Ee Halkaasi Ku Sugnaa. Sida Ay Sheegayaan Dad Ku Sugan Degmamada Afgoye Waxaa Qaraxa Ku Dhintay 2 Arkari Oo Ka Tirsanaa ciidan DF-ka Ku Dhawaad 5 kalane Waa Ay Ku dhaawacmeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14101","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14101"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14101\/revisions\/14127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}