{"id":14093,"date":"2013-04-11T00:19:14","date_gmt":"2013-04-10T21:19:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14093"},"modified":"2013-04-13T01:42:05","modified_gmt":"2013-04-12T22:42:05","slug":"kufsiga-ka-dhaca-xeryaha-qaxootiga-somaliya-oo-la-sheegay-iney-ka-masuulyihiin-ciidamada-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/kufsiga-ka-dhaca-xeryaha-qaxootiga-somaliya-oo-la-sheegay-iney-ka-masuulyihiin-ciidamada-dowlada\/","title":{"rendered":"Xog Muhiim Ah Oo Ku Aadan Kufsiga Haween Loogu Geesto Xeryaha Qaxootiga Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho, oo kaliya<br \/>\nwaxaa ku yaala xeryo gaaraya<br \/>\n513, oo ay ku noolyihiin dad<br \/>\nbarakacayaal Ah, waxaana had iyo jeer<br \/>\nkadhaca xadgudubyo dhanka galmada ah, oo aad u badan,<br \/>\nkuwaasoo ka dhaca xeryaha<br \/>\nbarakacayaasha gudahooda.<\/p>\n<p>Xadgudubyada galmada, ee ka<br \/>\ndhaca goobaha ay Colaada<br \/>\nkajirto, sanadooyin farabadan oo<br \/>\nColaad iyo macluul kajirtay<br \/>\nSoomaaliya ayaa waxay keentay<br \/>\nin, in kabadan hal milyan oo qof<br \/>\nay kabarakacaan dalka, dumarka<br \/>\nayaana si gaar ah kuwo ugu<br \/>\nnugul xadgudubyada.<\/p>\n<p>Ku Dhawaad Waxaa diiwaangashan<br \/>\n1,700 dhacdo oo kufsi ah, sanadkii tagay, inta badan<br \/>\nKufsiga waxaa geysta xoogaga amaanka ee doowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xadgudubyada dhinaca galmada ee ka dhaca xeryaha<br \/>\ndadka barakacay, waxaa dhab<br \/>\nahaantii geysta rag hubeysan oo<br \/>\nku labisan dareyska Ciidanka,<br \/>\nwaxaana laga yaabaa ineey yihiin<br \/>\nmaleeshiyo,  sidoo kalena Waxaa laga yaabaa ineey yihiin boolis,<br \/>\nama Ciidanka Milatariga.<\/p>\n<p>Waxaa Jira Boqolaal Haweyn lakufsaday 6<br \/>\nbilood kahor, waxayna Jiro xanuun uga dhacay<br \/>\nGuumeerka iyo Caabuq, waxaana<br \/>\nintaas usii dheer dhibaatada<br \/>\nmaskaxda ah oo ay ku reebtay<br \/>\ndhacdadaasi Loo Geestay Iyadoona Ilaa Iyo Haatan Aan La daba galin,ama aysan Ka dacwoon dadkii dhibkaan u geystay, marka<br \/>\nlaga reebo in kufsigu yahay arin<br \/>\nceeb ah oo aan laga hadlin,<br \/>\nwaxaa intaas sii dheer cabsi ay<br \/>\nqabaan dumarka lakufsanayo ,<br \/>\nkadib markii qaar kamid ah<br \/>\ndumar lakufsaday markii ay<br \/>\ndacwoodeen loo goodiyo, ama Ay<br \/>\nXabsi U Taxaabaan Raga Dhibaatadaasi Ka Dambeyey.<\/p>\n<p>Xadgudubyadaan ayaa dhacaya<br \/>\nXili magaalada Muqdisho ay<br \/>\nkajirto xaalad amaan oo aad u<br \/>\nsareysa Iyadoona Ay Hogaanka Ugu Sareeya Dalka Ay Sheegaan In Ay Wax Ka Qaban Doonaan Falalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho, oo kaliya waxaa ku yaala xeryo gaaraya 513, oo ay ku noolyihiin dad barakacayaal Ah, waxaana had iyo jeer kadhaca xadgudubyo dhanka galmada ah, oo aad u badan, kuwaasoo ka dhaca xeryaha barakacayaasha gudahooda. Xadgudubyada galmada, ee ka dhaca goobaha ay Colaada kajirto, sanadooyin farabadan oo Colaad iyo macluul kajirtay Soomaaliya ayaa waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14093"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14093\/revisions\/14151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}