{"id":14064,"date":"2013-04-10T23:24:57","date_gmt":"2013-04-10T20:24:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14064"},"modified":"2013-04-10T23:59:11","modified_gmt":"2013-04-10T20:59:11","slug":"14064","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/14064\/","title":{"rendered":"Rag Hubeysan Oo Muwaadin Soomaali Ah Ku Toogtay Magaalada Stockhalm Ee Dalka Swedan."},"content":{"rendered":"<p>Rag hubeysan ayaa wadanka<br \/>\nSweden ku toogtay mid kamida<br \/>\nmuwaadiniinta Soomaalida ee<br \/>\nqaxootiga ku ah wadankaasi Swedan.<\/p>\n<p>Magaalada<br \/>\nStockholm ee caasimadda u ah<br \/>\nSweden Wararka Ka Imaanaya ayaa sheegaya in xalay<br \/>\nfiidkii ay Kooxo hubeysani toogteen<br \/>\nNin xoogsata ah oo ku shaqeysanayay gaadiidka la kireysto ee Taxi Loo Yaqaano.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegeen Saraakiisha booliska in ay gacanta ku Ay<br \/>\ndhigeen 2 qof oo looga shakisanyahay in ay ka dambeeyeen dilka qofkan<br \/>\nSoomaaliga ah,ilo wareedyo ayaa<br \/>\nsheegaya in Ninka ladilay isagoo<br \/>\ndhaawac ah lagasoo qaaday<br \/>\ngoobta balse markii dambe uu Ku Geeriyooday isbitaalka.<\/p>\n<p>Magaalada Stockholm Ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray isqabqabsi dhanka darawalada<br \/>\nkaxaysa gaadiidka Taxi kadib<br \/>\nmarkii ay xukuumaddu Feyl<br \/>\ndheer gelisay tagsileyaasha Iyadoona Ay dhaqaal xumo baahsan sanadkan ku<br \/>\ndhufatay wadanka Sweden<br \/>\nwaxaana shaqa la&#8217;aan lasoo<br \/>\nderistay dadka soo galootiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rag hubeysan ayaa wadanka Sweden ku toogtay mid kamida muwaadiniinta Soomaalida ee qaxootiga ku ah wadankaasi Swedan. Magaalada Stockholm ee caasimadda u ah Sweden Wararka Ka Imaanaya ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay Kooxo hubeysani toogteen Nin xoogsata ah oo ku shaqeysanayay gaadiidka la kireysto ee Taxi Loo Yaqaano. Sida Ay Sheegeen Saraakiisha booliska in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14064","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14064"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14083,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14064\/revisions\/14083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}