{"id":14058,"date":"2013-04-10T23:06:31","date_gmt":"2013-04-10T20:06:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14058"},"modified":"2013-04-11T00:08:41","modified_gmt":"2013-04-10T21:08:41","slug":"gudoomiyaha-baarlamaanka-soomaliya-oo-la-kulmay-jaaliyada-soomaalida-ee-ku-nool-dalka-swedan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/gudoomiyaha-baarlamaanka-soomaliya-oo-la-kulmay-jaaliyada-soomaalida-ee-ku-nool-dalka-swedan\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaalida Ee Ku Nool Dalka Swedan."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sh cismaan jawaari ayaa la kulmey jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka swiden.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa jaaliyadda uga warbixiyey xaalada dalku marayo iyo waxyaabaha u qabsoomey xubnaha baarlamaanka iyadoo aanu baarlamaanku wali qabanin hawlo badan oo qaranku u dhutinayo.<\/p>\n<p>Barlamaanka soomaaliya ayaa isagoo leh gudiyo iyo xeerhoosaad kormeero uu gobolada ku tagey ku aadey qaab qabyaaladeysan,sida iyadoo gobol kasta loo dirayo xubnaha gobolkaas kasoo jeeda ama u dhashey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee gud.barlamaanku la kulmo jaaliyada degen dalka swiden,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo madaxda dalka ugu sareyso ay dalka debedda uga maqanyihiin,ayna tahey arin dastuurka xadgudub ku ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sh cismaan jawaari ayaa la kulmey jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka swiden. Gudoomiyaha ayaa jaaliyadda uga warbixiyey xaalada dalku marayo iyo waxyaabaha u qabsoomey xubnaha baarlamaanka iyadoo aanu baarlamaanku wali qabanin hawlo badan oo qaranku u dhutinayo. Barlamaanka soomaaliya ayaa isagoo leh gudiyo iyo xeerhoosaad kormeero uu gobolada ku tagey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14058","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14058"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14085,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14058\/revisions\/14085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}