{"id":14022,"date":"2013-04-09T15:05:13","date_gmt":"2013-04-09T12:05:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14022"},"modified":"2013-04-09T15:06:17","modified_gmt":"2013-04-09T12:06:17","slug":"maamulka-cusub-gobolka-hiiraan-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/maamulka-cusub-gobolka-hiiraan-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Maamulka Cusub Gobolka Hiiraan oo xilka la wareegay."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Baladweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Baladweyne.jpg\" alt=\"\" title=\"Baladweyne\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-14023\" \/><\/a>Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay maamulka cusub ee dowladda federaalka ay u magacowday gobolka Hiiraan kaddib xaflad xil-wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka .<\/p>\n<p>Ka dib Wareegto ka soo baxay xafiiska madaxweynaha jamhuuriyada federaalkas Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maamul ku-meel-gaar ah loogu magacaabay gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cabdi Faarax Laqanyo, halka guddoomiyaha degmada Beledweyne loo magacaabay Cabdi Bashiir Aadan,sidoo kalena waxaana guddoomiye ku xigeenka 1-aad degmada Beledweyne isna  loo magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cumar, guddoomiye ku xigeenka labaad, Bashiir Xuseen Dhoorre iyo guddoomiye ku xigeenka saddexaad, Cabdikariin Shire Cabdi, halka xog-hayaha degmada Beledweyne loo magacaabay Maxamed Macallin Xasan.<\/p>\n<p>Maamulka cusub  ee looo magacaabay gobolka Hiiraan ayaa shaqeyn doona sida la sheegay muddo lix bilood.<br \/>\nMunaasibada xilalka kula kala wareegeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo iyo guddoomiyihii hore Cabdifitaax Xasan Afrax oo ka dhacday magaalada Beledweyne. ayaa Waxaa xafladda ka qeyb-galay wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya, saraakiil ka tirsan AMISOM, maamulkii hore ee gobolka Hiiraan .<\/p>\n<p>Cabdifataax Xasan Afrax Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan oo ka hadlay xaflada xil wareejinta a ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo maamulka cusub ee loo magacaabay gobolka, isagoo sheegay inuu si farxad leh ku wareejiyay xilka.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka soomaaliya ayaa haatan wada isbadalo ay ku sameenaayo maamulo cusub ,iyadoona taasi qayb ka tahay dadaalada lagu doonayi  inay gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya si bada ay u soo galaan gacanta Dawlada federaalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay maamulka cusub ee dowladda federaalka ay u magacowday gobolka Hiiraan kaddib xaflad xil-wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka . Ka dib Wareegto ka soo baxay xafiiska madaxweynaha jamhuuriyada federaalkas Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maamul ku-meel-gaar ah loogu magacaabay gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14022","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14022"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14022\/revisions\/14025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}