{"id":14014,"date":"2013-04-09T14:51:29","date_gmt":"2013-04-09T11:51:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14014"},"modified":"2013-04-09T15:11:13","modified_gmt":"2013-04-09T12:11:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ku-booriyay-ciidamada-iney-u-istaagaan-soo-celinta-nabadgelyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ku-booriyay-ciidamada-iney-u-istaagaan-soo-celinta-nabadgelyada-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kula Dar Daarmay Ciidamada iney u istaagaan soo celinta nabadgelyada dalka."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Sheekh-shirka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Sheekh-shirka.jpg\" alt=\"\" title=\"Xasan Sheekh shirka\" width=\"640\" height=\"439\" class=\"alignleft size-full wp-image-14035\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Sheekh-shirka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Xasan-Sheekh-shirka-300x205.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baqay ciidamada Qalabka sida inay u istaagaan sidii looga mirodhalin lahaa guulaha laga gaaray horumarinta iyo soo celinta amniga dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in dalkan uu u taaganyahay waqtigii dib u dhiska, hasa yeeshee ciidammada Qalabka Sida looga fadhiyo in ay qaataan kaalinta uga aadan dhismaha dalkooda, isagoo hoosta ka xariiqay in caalamku uu u heellanyahay gacan siinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu uga Mahadceliyey saraakiisha ciidammada AMISOM,  sida ay ciidammada uga Caawinayaan dhinaca Tababarrada, sidaa darteedna ay ku ixtiraamayaan Abaalka ay dalkan u galeen.<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaailya ayaa ka hadlay la macaamilka Wadamada ajnabiga ah ee aysan qaarkooda ogoleyn Baasaboorka Soomaaliga ah in dowladda ay uga dhaqmi doona sida ay u soo dhaweeyaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay munaasibaddii shalay uu kula hadlay Boqolaal ka tirsan ciidammo Boolis ah oo uu tababar loogu soo xiray dugsiga Tababarrada Akadeemiyada General Kaahiye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baqay ciidamada Qalabka sida inay u istaagaan sidii looga mirodhalin lahaa guulaha laga gaaray horumarinta iyo soo celinta amniga dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in dalkan uu u taaganyahay waqtigii dib u dhiska, hasa yeeshee ciidammada Qalabka Sida looga fadhiyo in ay qaataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14014","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14014"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14037,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14014\/revisions\/14037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}