{"id":14011,"date":"2013-04-09T15:00:44","date_gmt":"2013-04-09T12:00:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14011"},"modified":"2013-04-09T15:09:51","modified_gmt":"2013-04-09T12:09:51","slug":"ethiopia-oo-sheegtay-inay-taageerayso-somalia-ilaa-ay-nabad-ka-dhalanayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ethiopia-oo-sheegtay-inay-taageerayso-somalia-ilaa-ay-nabad-ka-dhalanayso\/","title":{"rendered":"Ethiopia oo sheegtay inay taageerayso Somalia ilaa ay nabad ka dhalanayso."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Hailemariam-Dessalegn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/Hailemariam-Dessalegn.jpg\" alt=\"\" title=\"Hailemariam Dessalegn\" width=\"276\" height=\"182\" class=\"alignleft size-full wp-image-14027\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto taageeridda ay siinayso dalka Somalia ilaa dalkaas ay ka dhalanayso nabad laysku haleen karo si loo xaqiijiyo amaanka geeska afrika.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray Ra\u2019iisul Wasaare Hailemariam Dessalegn inay ka go\u2019antahay dowladdiisa in ay sii wado dadaalada nabadda dalka dariska la ah  isla markaasna la horumariyo amaanka dalalka ku yaallo gobolka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia  Hailemariam Dessalegn ayaa hadalkaan ka sheegay kulan uu la qaatay shalay oo isniin ahayd dhigiisa dalka Somalia Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho ku joogo magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia.<br \/>\nHailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladda itoobiya ay kaalin wanaagsan ka qaadatay xaaladda dalka Somalia iyo sidii ay gacan ugu gaysan lahayd nabadeenta dalka Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxaa kulankii shalay ay wada yeesheen Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia iyo Ethiopia ka hadlay Cabdi Faarax Shirdoon oo ah Ra\u2019iisul Wasaraha Somalia waxaana uu sheegay in dadka iyo dowladda Ethiopia ay garab taagnaayeen shacabka Somalia iyo dalka Somalia oo ay ka qeyb qaateen nabadeenta dalka Somalia.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa booqasho afar maalin ku tagay magalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto taageeridda ay siinayso dalka Somalia ilaa dalkaas ay ka dhalanayso nabad laysku haleen karo si loo xaqiijiyo amaanka geeska afrika. Wuxuu intaas ku daray Ra\u2019iisul Wasaare Hailemariam Dessalegn inay ka go\u2019antahay dowladdiisa in ay sii wado dadaalada nabadda dalka dariska la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14011","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14011"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14034,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14011\/revisions\/14034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}