{"id":14009,"date":"2013-04-08T02:25:14","date_gmt":"2013-04-07T23:25:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=14009"},"modified":"2013-04-09T20:03:46","modified_gmt":"2013-04-09T17:03:46","slug":"wafdi-uu-horkacayo-danjire-mohed-salah-annadif-oo-maanta-boqday-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wafdi-uu-horkacayo-danjire-mohed-salah-annadif-oo-maanta-boqday-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wafdi Uu Horkacayo Danjire Moh&#8217;ed Salah Annadif Oo Maanta Boqday Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Ergayga Midowga Afrika u<br \/>\nqaabilsan Soomaaliya Denjire<br \/>\nMahamed Salah Annadif oo uu<br \/>\nweheliyo Sarkaalka u sareeya<br \/>\nciidamada AMISOM ee Soomaaliya<br \/>\nLt. General Andrew Gutti,<br \/>\nAgaasimaha xafiiska Qaramada<br \/>\nMidoobey ee taageera AMISOM<br \/>\nAmadou Camara iyo saraakiil kale<br \/>\nayaa booqdey magaaladaasi.<\/p>\n<p>Wefdiga ayaa uga mahad celiyey<br \/>\nciidamada AMISOM doorkii ay ka<br \/>\nqaateen, ka saarida al-Shabaab<br \/>\nee halkaas, taas oo ay dedaal<br \/>\ndheeraad ah ku bixiyeen<br \/>\nciidamada Kenya iyo kuwa<br \/>\nQaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Mahamed Salah ayaa<br \/>\nujeedka safarkiisu ahaa sida lagu<br \/>\nsheegay war-saxaafadeed ka soo<br \/>\nabxay AMISOM in uu u kuur galo<br \/>\ncaqabadaha dhanka Loojistikada<br \/>\niyo xaaladda nololeed ee<br \/>\nciidamada halkaas ku sugan,<br \/>\nsidoo kale in u wax ka ogaado<br \/>\nmacluumaad ku saabsan<br \/>\ndhoofinta dhuxusha oo dekadda<br \/>\nKismaayo caan ku ahayd taas oo<br \/>\nxanibaad lagu soo rogey.<\/p>\n<p>Booqashada wefdigan ayaa ku<br \/>\nbeegmeysa iyada oo shirkii<br \/>\ndhismaha Jubbaland marayo<br \/>\nmeel fiican isla markaana ay ku<br \/>\nsugan yihiin halkaas ergooyin<br \/>\nboqolaal kor u dhaafaya,<br \/>\nwaxaana maalmaha soo socda<br \/>\nshirku dooran doonaa<br \/>\nMadaxweyne iyo laba ku xigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Denjire Mahamed Salah Annadif oo uu weheliyo Sarkaalka u sareeya ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Lt. General Andrew Gutti, Agaasimaha xafiiska Qaramada Midoobey ee taageera AMISOM Amadou Camara iyo saraakiil kale ayaa booqdey magaaladaasi. Wefdiga ayaa uga mahad celiyey ciidamada AMISOM doorkii ay ka qaateen, ka saarida al-Shabaab ee halkaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14009","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14009\/revisions\/14039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}