{"id":13993,"date":"2013-04-06T23:23:45","date_gmt":"2013-04-06T20:23:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13993"},"modified":"2013-04-07T03:01:16","modified_gmt":"2013-04-07T00:01:16","slug":"ciidamo-ka-wada-tirsan-dowlada-oo-isku-rasaaseeyay-degmada-dayniile-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamo-ka-wada-tirsan-dowlada-oo-isku-rasaaseeyay-degmada-dayniile-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Oo Isku Rasaaseeyay Degmada Dayniile Ee Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada ayaa ku dhintay afar kale oo rayid ahna waa ay ku dhaawacmeen iska hor<br \/>\nimaad ciidamo ka wada tirsan<br \/>\ndowladda ku dhex maray<br \/>\ndegmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegayaan Dad Goobjoogayaal Ah in iska<br \/>\nhor imaadka uu ka dambeeyay<br \/>\nmarkii uu is maandhaaf soo kala<br \/>\ndhex galay Ciidamo ku sugnaa<br \/>\nxaafada Ciise Cabdi oo ku lahaa<br \/>\nbar koontarool iyo ciidamo cusub oo dhowana halkaas la<br \/>\nDagay.<\/p>\n<p>Israsaaseynta U Dhaxeysay ciidamada ayaa muddo daqiiqado<br \/>\nah ay Socotay<br \/>\nisla markaana qal qal badan u<br \/>\nsoo wajahay dadka ku nool<br \/>\nDayniile.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan booliska<br \/>\ndegmada Dayniile ayaa soo kala<br \/>\ndhex galay ciidamada<br \/>\nKu dagaalamay Degmadaasi Dayniile.<\/p>\n<p>Iska hor imaadyada dhex mara<br \/>\nciidamada dowladda dhexdooda<br \/>\nayaa noqday wax iska caadi ah<br \/>\noo ka dhaca magaalada<br \/>\nMuqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada ayaa ku dhintay afar kale oo rayid ahna waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaad ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex maray degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho. Sida Ay Sheegayaan Dad Goobjoogayaal Ah in iska hor imaadka uu ka dambeeyay markii uu is maandhaaf soo kala dhex galay Ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13993","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13993"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13996,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13993\/revisions\/13996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}