{"id":13991,"date":"2013-04-06T23:00:23","date_gmt":"2013-04-06T20:00:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13991"},"modified":"2013-04-07T03:09:54","modified_gmt":"2013-04-07T00:09:54","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-raiisul-wazaare-saacid-oo-maanta-gaaray-magaalada-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/wafdi-uu-hogaaminayo-raiisul-wazaare-saacid-oo-maanta-gaaray-magaalada-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Wafdi Uu Hogaaminayo Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Oo Maanta Gaaray Magaalada Adis Ababa."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada<br \/>\nFederaalka Soomaaliya iyo wafdi<br \/>\nuu hogaaminayo ayaa maanta<br \/>\ngaaray magaalada Addis ababa<br \/>\nee xarunta dalka Itoobiya, iyaga<br \/>\noo ka soo kicitimay dalka Jabuuti<br \/>\noo muddo labo cisho ah ay<br \/>\nbooqasho ku joogeen.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa waxaa<br \/>\nsafarkan ku wehliya Marwo<br \/>\nXildhibaan Caasha Xaaji Cilmi,<br \/>\nWasiirada Arrimaha Gudaha iyo<br \/>\nGaashaandhigga Cabdikariin<br \/>\nXuseen Guuleed iyo Cabdixakiin<br \/>\nMaxamuud Xaaji Faqi, Wasiir<br \/>\nkuxigeenka ganacsiga Maxamed<br \/>\nCali Xaggaa iyo saraakiil ka tirsan<br \/>\nxafiiskiisa.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wafdiga ayaa waxaa garoonka<br \/>\nku soo dhoweeyay Wasiirka<br \/>\nShaqada iyo arrimaha Bulshada<br \/>\nMudane Cabdifataax Sheekh<br \/>\nCabdullaahi iyo xubno kale,<br \/>\nwaxaana loo soo galbiyay<br \/>\nhotelka Sheraton Ee Dalkaasi Ethopia.<\/p>\n<p>Socdaalka Ra\u2019iisal Wasaaraha iyo wafdigiisu Ayaa U Jeedkoodu Waxa Uu Ahaa Sidii<br \/>\nay uga qeybgali lahaayeen<br \/>\ndhismaha hay\u2019adda loogu magac<br \/>\ndaray Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee<br \/>\nItoobiya Meles Zenawi oo lagu<br \/>\nmagacaabo (Melese Foundation),<br \/>\nwaxaana munaasabadan lagu<br \/>\nsoo bandhigi doonaa<br \/>\nwaxqabadkii Ra&#8217;iisul Wazaarihii Hore Ee Dalka Ethopia Meles Zenawi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo muddo labo cisho ah ay booqasho ku joogeen. Wafdiga Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkan ku wehliya Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi, Wasiirada Arrimaha Gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13991","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13991"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13991\/revisions\/13998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}