{"id":13985,"date":"2013-04-06T22:08:23","date_gmt":"2013-04-06T19:08:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13985"},"modified":"2013-04-07T03:19:36","modified_gmt":"2013-04-07T00:19:36","slug":"13985","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/13985\/","title":{"rendered":"Dowlada Britian Oo Muwaadiniinteda Kaga Digtay Iney Ka Soo Baxaan Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo<br \/>\nShucuubta Britain FCO ayaa<br \/>\naaminsan in ay gaartey halkii u<br \/>\ndanbeysey oo kooxaha<br \/>\naragaixisadu ay qorshaynayaan<br \/>\nin ay weeraro ka fuliyaan<br \/>\nmagalada Muqdisho, waxaana<br \/>\nloo digey dhamaan dadka Britain<br \/>\nu dhashey in ay halkaas Ka Soo<br \/>\nsafraan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa digniin tan la mid ah la<br \/>\nsiiyey dhamaan dadka<br \/>\nxeeldheerayaasha la taliyaasha<br \/>\nah, in ay iyaguna isaga soo<br \/>\nbaxaan Soomaaliya, iyada oo isla<br \/>\ndigniintan lagu daray in ay jirto<br \/>\nkhatar ka dhan ah reer<br \/>\ngalbeedka ku sugan Somaliland.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadley Arrimaha<br \/>\ndibadda iyo Shucuubta Britain<br \/>\nayaa shegay in ay wax ka<br \/>\nbeddeleen Talada safar ee dalka<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo<br \/>\narrimaha sirdoonkeedu uu yahay<br \/>\nmid aan jirin isla markaana<br \/>\njawaab sax ah ka bixin karin<br \/>\narrimaha dalalka shesheeye ka<br \/>\nhadlayaan ayaan weli wax war<br \/>\nah ka soo saarin khatartan la<br \/>\nsheegaayo in ay Muqdisho ku<br \/>\nsoo wajahan tahay.<\/p>\n<p>Digniintan ayaa ku soo<br \/>\nbeegmeysa iyada oo 30<br \/>\nmaalmood oo keliya ay ka harsan<br \/>\ntahay shir ballaaran oo Midowga<br \/>\nBoqortooyadu (UK) ay<br \/>\nSoomaaliya u qabanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Shucuubta Britain FCO ayaa aaminsan in ay gaartey halkii u danbeysey oo kooxaha aragaixisadu ay qorshaynayaan in ay weeraro ka fuliyaan magalada Muqdisho, waxaana loo digey dhamaan dadka Britain u dhashey in ay halkaas Ka Soo safraan. Sidoo Kale Waxaa digniin tan la mid ah la siiyey dhamaan dadka xeeldheerayaasha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13985","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13985"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14000,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13985\/revisions\/14000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}