{"id":13981,"date":"2013-04-06T21:58:26","date_gmt":"2013-04-06T18:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13981"},"modified":"2013-04-07T03:24:29","modified_gmt":"2013-04-07T00:24:29","slug":"maxed-xasan-xaad-ciidamada-kenya-ee-kismaayo-ku-sugan-waa-in-dagaal-jihaad-ah-lagu-qaadaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/maxed-xasan-xaad-ciidamada-kenya-ee-kismaayo-ku-sugan-waa-in-dagaal-jihaad-ah-lagu-qaadaa\/","title":{"rendered":"&#8220;Max&#8217;ed Xasan Xaad&#8221; Ciidamada Kenya Ee Kismaayo Ku Sugan Waa In Dagaal Jihaad Ah Lagu Qaadaa."},"content":{"rendered":"<p>Max&#8217;ed Xasan Xaad oo ka mid<br \/>\nah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa Waxa Uu sheegay in<br \/>\nShirka Maamul u sameynta<br \/>\nJubooyinka ee Kismaayo ka<br \/>\nsocdaa uu yahay Mid Dowladda<br \/>\nFededraalka Lagu Carqaladeynayo.<\/p>\n<p>Xaad Ayaa Sidoo Kale wuxuu sheegay in Kenya iyo<br \/>\nItoobiya oo Soomaaliya dhul ka<br \/>\nhaysta mid kale in ay ku<br \/>\ndarsadaana doonaya ay Shirkaas<br \/>\nwadaan Siduu Sheegay Max&#8217;ed Xasan.<\/p>\n<p>Waxa Uu Dowladahaas ku tilmaamay<br \/>\nkuwo doonaya in iyaga danahooda la fuliyo Waxa Uuna Intaasi Raaciyey<br \/>\naskarta Kenya ee Kismaayo<br \/>\njoogta in Shirkaas<br \/>\nay ilaalo ka hayaan loona baahan<br \/>\nyahay in Dagaal Jihaad ah lagu<br \/>\nqaado Isagoona Ciidamada Uganda iyo Burundi<br \/>\nku tilmaamay kuwo Sharci<br \/>\nu jooga dadka<br \/>\nSoomaaliyeedna ay Nabadda ka<br \/>\ncaawinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Max&#8217;ed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa Waxa Uu sheegay in Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka ee Kismaayo ka socdaa uu yahay Mid Dowladda Fededraalka Lagu Carqaladeynayo. Xaad Ayaa Sidoo Kale wuxuu sheegay in Kenya iyo Itoobiya oo Soomaaliya dhul ka haysta mid kale in ay ku darsadaana doonaya ay Shirkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13981","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14002,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13981\/revisions\/14002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}