{"id":1398,"date":"2011-06-17T08:05:41","date_gmt":"2011-06-17T08:05:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1398"},"modified":"2011-06-17T08:05:41","modified_gmt":"2011-06-17T08:05:41","slug":"shir-maanta-ka-dhacay-xaafada-sos-ee-magaalada-muqdishu-oo-aay-isagu-yimadan-dhalinyarada-sos-iyo-shaqaaleheeda-ayaa-waxaa-looga-hadlay-qodobo-muhiim-oo-quseeya-ardayda-meesha-lagu-xanaaneeyo-iyo-shaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/shir-maanta-ka-dhacay-xaafada-sos-ee-magaalada-muqdishu-oo-aay-isagu-yimadan-dhalinyarada-sos-iyo-shaqaaleheeda-ayaa-waxaa-looga-hadlay-qodobo-muhiim-oo-quseeya-ardayda-meesha-lagu-xanaaneeyo-iyo-shaq\/","title":{"rendered":"Shir Maanta Ka Dhacay Xaafada Sos Ee Magaalada Muqdishu Oo Aay Isagu Yimadan Dhalinyarada Sos Iyo Shaqaaleheeda Ayaa Waxaa Looga Hadlay Qodobo Muhiim Oo Quseeya Ardayda Meesha Lagu Xanaaneeyo Iyo Shaqaalahaba."},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\"><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/SOS_logowebpage.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1399\" title=\"SOS_logowebpage\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/SOS_logowebpage.jpg\" alt=\"\" width=\"271\" height=\"274\" \/><\/a><\/strong>\n<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><strong>Wararka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\nShirkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa uruka dhalinyarada sos ee soamli youth ayaa waxa si wayn ugu lafa gureen horomarinta dhalinyarada iyo qaabka loo hagaajinkaro shaqada sos ee somaliya gaar ahaan badbaadinta carruurta kusugan xarunta magaalada Muqdisho waxaana ka soo baxay qodobo ay u arkeen in uu yahay mid lagu anbaqaadi karo hanaanka howsha si looga gudbo marxaladaha adag.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\nKaqaybgalayaasha ayaa soo jiidiyay caqabadaha faraha badan ee jira iyo halka ay ka soo gudbaan caqabadahaasi waxa ayna dhamaan ka qaybgalayaasha ay hoosta ka xariiqeen in loo baahanyahay in si dhaqsa ah loo badalo maamulka hada howsha faraha kabaxda haye ee wali sii shaqaynaya si looga hortago caqabada kale oo soo wajaha waxa ayna soo saareen qodobo dhowr ah oo wax layska waydiiyay waxyaaba badan oo qaldamay iyo cidda lagu tuymayo arimahaasi waxaana kamodahaa:<\/p>\n<p>\u00b7 In sida ugu dhaqsiyaha badan baritaan loogu sameeyo dhimashadii dhowr arday oo ka tirsanaa carurta mesha lagu xananeynayo. Dhimashadan oo dhacday xiligii uu mamulka hadda shaqada haya. . \u00b7 In baritaan lagu sameeyo hooyoyinkii ku dhintay dagaladii Itoobiya eek a socday magalada oo ka qayb galayasha Shirka aminsan yihiin in badankood u dhinteen dhawacyadii soo garay madama mamulka SOS oo uu hugaamiyo Ahmed Ibrahim oo aan xil iska saarin arimkaasi . \u00b7 In baritaan lagusameeyo hanti badan oo ka qaybgalasha aminsan yihiin inay lunsadeen mamulka SOS ee Somaliya ee wali shaqada haya. Gabagabedii shirka ayaa waxa aay ka qayb galasha soo saareen dhowr qodob oo ay u gudbineyeen xarunta SOS ee wadankaas Austria. waxaana laga ga codsaday: \u00b7 In inta baritaanka la gu sameeyo maamulka shaqadana ka faristo, SOSna aay maxkamad arintaan ku wareijo. \u00b7 In SOS Somalia loo soo diro dad baritanada aqoon u leh oo madax banaan si arintan loo baaro \u00b7 In ardayda iyo shaqaalaha aay sii wadaan wada shaqayntooda si aay meel ugu soo wada jeestaan wixii caqabad ku ah SOS madax walaa qof kale. <span style=\"font-family: Arial;\">In gudi loo magacabo oo isagu jira caarur iyo shaqaale<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><em><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/em><\/span><\/em><\/span><\/em><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\"><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><\/span><\/span><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mogadishu Office<\/p>\n<p dir=\"ltr\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p dir=\"ltr\">(<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><strong><em><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\"><span style=\"font-family: Arial; font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya Shirkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa uruka dhalinyarada sos ee soamli youth ayaa waxa si wayn ugu lafa gureen horomarinta dhalinyarada iyo qaabka loo hagaajinkaro shaqada sos ee somaliya gaar ahaan badbaadinta carruurta kusugan xarunta magaalada Muqdisho waxaana ka soo baxay qodobo ay u arkeen in uu yahay mid lagu anbaqaadi karo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1398","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1402,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1398\/revisions\/1402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}