{"id":13976,"date":"2013-04-08T00:38:34","date_gmt":"2013-04-07T21:38:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13976"},"modified":"2013-04-08T00:38:34","modified_gmt":"2013-04-07T21:38:34","slug":"qurbajoog-soomaali-ah-oo-sheegey-in-anshaxa-qaar-kamid-shaqaalaha-airborka-aadan-cadde-uu-yahey-mid-sumcad-xumo-ku-ah-qaranka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/qurbajoog-soomaali-ah-oo-sheegey-in-anshaxa-qaar-kamid-shaqaalaha-airborka-aadan-cadde-uu-yahey-mid-sumcad-xumo-ku-ah-qaranka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qurbajoog soomaali ah oo sheegey in anshaxa qaar kamid shaqaalaha airborka aadan cadde uu yahey mid sumcad xumo ku ah qaranka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah qurbajoogta soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabtey ayaa sheegey in ay kala kulmeen airboorka anshaxdaro iyo gacma gacmeysi dagaal bareer ah qaar ka mid ah shaqaalaha airboorka aadan cadde.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa sheegey in aaney islaheyn wixii ay filayeen iyo waxa ay arkeen,hooyo diidey magaceeda ayaa u warantey wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom iyadoo tiri<\/p>\n<p>waxey aheyd 07\/04\/2013 maalin axad ah waxaan airboorka aniga iyo gabar aan dhaley si aan safarkeeda ugu sagootiyo duulimaad ay ugu socotey north america,ugu horeyn waxaa nagu soo boodey oo qoryo nagu qabtey  kuwo taagan irida airboorka,waan ka gudubney oo waa nala baarey si aan gudaha u galno,waxaa nala hadashey gabar,waxaan u dhiibney bassaboradii aan sidaney,waxeyna nagu tiri waa maxey waxaani,war aqoonsigiina keena aniga buugtan waxba kama kasaayee,waa la wada qosley oo lala yaabey qofka meesha fadhiya iyo qaranka aan sheeganeyno,sawse kama siidarna dawlada halbowlihii qaranka fariisisey dad aan ehel u aheyn in ay dadka u adeegaan kana turjumaan sharafta iyo karaamada dalka.<\/p>\n<p>Waan sii dhaafney si aan u fariisano qolka nasashada,waxoogaa kadib ayaan is iri gabadha macasalaamee ileen anigu waan ka harayee waxaa mar qura kusoo boodey oo kala tuurey gabadhii,gacana u qaadey gabadhii safarka aheyd ee aan macasalaameynayey mid aanan garaneyn waxa uu airboorka ka qabto,waa mid marka aad aragto aan muuqaalkiisu dadka faraxgelineyn,indho iyo ilko gudguduudan oo laga cabsanayo,bal maxaa farahiisa gaarsiinaya qof dumar ah oo safar ah waxaan is dhahey kan dadka ayuu maanta ka baqayaaye hadii uu meel cidlaa naga helilahaa wuuba idin cuni lahaa.<\/p>\n<p>Sidaas darteed waxaan maamulka airboorka iyo dawladaba u sheegayaa in airboorka la keeno dad aqoon iyo anshax leh oo meteli kara heybeda qaranka,lagana wacyi geliyo kuwa hada airboorka jooga tuugsiga iyo baahida ay dadka soo degey ama dhoofaya ay u sheeganayaan,sida iyagoo ku dhahaya lix bil mushaar ma qaadan,iwm.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah qurbajoogta soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabtey ayaa sheegey in ay kala kulmeen airboorka anshaxdaro iyo gacma gacmeysi dagaal bareer ah qaar ka mid ah shaqaalaha airboorka aadan cadde. Dadkan ayaa sheegey in aaney islaheyn wixii ay filayeen iyo waxa ay arkeen,hooyo diidey magaceeda ayaa u warantey wakaalada wararka soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13976","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13976"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14006,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13976\/revisions\/14006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}