{"id":13953,"date":"2013-04-05T22:57:39","date_gmt":"2013-04-05T19:57:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13953"},"modified":"2013-04-05T22:57:39","modified_gmt":"2013-04-05T19:57:39","slug":"dilal-caawa-ka-dhacey-magaalada-gaarisa-iyo-amni-xumo-laga-dareemayo-gobolka-wbari-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/dilal-caawa-ka-dhacey-magaalada-gaarisa-iyo-amni-xumo-laga-dareemayo-gobolka-wbari-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Dilal caawa ka dhacey magaalada gaarisa iyo amni xumo laga dareemayo gobolka w\/bari ee kenya."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa ka dhacey dilal dhawr ah magaalada gaarisa kuwaas oo ay geysteen dad hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn.<\/p>\n<p>Waxaa isasoo taraya dilalka kusoo kordhaya gobolka w\/bari kaas oo ay dawlada kenya ku sheegto in ay amniga gobolada soomaalidu degto ee dalka kenya leysku haleyn karo,sheegteyna in ay ciidamo u dirtey gudaha dalka soomaaliya ayna kaga hortagayaan weerarada ay kusoo qaadaan dagaalyahanada xarakada alshabaab.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee dad lagu laayo gudaha dalka kenya,waxeyna dilalkani imanayaan iyadoo xaflad sagootin ah loo sameeyey m\/weynihii hore muwai kipaki kaas oo uu bedelidoono m\/weynaha cusub uhuuro kenyata oo dhawaan maxkamadi xukuntey in uu yahey m\/weynaha kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa ka dhacey dilal dhawr ah magaalada gaarisa kuwaas oo ay geysteen dad hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn. Waxaa isasoo taraya dilalka kusoo kordhaya gobolka w\/bari kaas oo ay dawlada kenya ku sheegto in ay amniga gobolada soomaalidu degto ee dalka kenya leysku haleyn karo,sheegteyna in ay ciidamo u dirtey gudaha dalka soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13953","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13953\/revisions\/13957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}