{"id":13931,"date":"2013-04-05T02:34:30","date_gmt":"2013-04-04T23:34:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13931"},"modified":"2013-04-05T02:34:30","modified_gmt":"2013-04-04T23:34:30","slug":"munaasabad-xilka-uu-ku-wareejinayey-agaasimihii-hore-ee-nabadsugida-axmed-macalim-fiqi-oo-muqdisho-ka-dhacdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/munaasabad-xilka-uu-ku-wareejinayey-agaasimihii-hore-ee-nabadsugida-axmed-macalim-fiqi-oo-muqdisho-ka-dhacdey\/","title":{"rendered":"Munaasabad xilka uu ku wareejinayey agaasimihii hore ee nabadsugida axmed macalim fiqi oo muqdisho ka dhacdey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta muqdisho ka dhacdey munaasabad uu xilka ku wareejinayo agaasimihii hore ee hey&#8217;adda nabadsugidda qaranka axmed macalim fiqi,isagoo xilka ku wareejiyey c\/kariim xasan daahir oo m\/weyne xasan sheekh magacaabey si kumeelgaar ah.<\/p>\n<p>Munaasabada oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano,saraakiil iyo marti sharaf munaasabada lagu casumey ayaa waxaa ka hadley axmed macalim fiqi oo sheegey in hey&#8217;addu ku talaabsatey horumar waqtigii uu xilka hayey,isagoo u mahadceliyey ciidankii la soo shaqeeyey uuna ku faraxsanyahey xilka uu baneynayo rajeynayana in qofka maanta i bedelaya lala shaqeyn doono isna uusan waxba ka hagrandoonin wixii awoodiisa ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadley xildhibaano culimada iyo saraakiil ciidamada kamid ah,waxaana ugu danbeyn goobta ka hadley agaasimaha cusub ee hey&#8217;adda nabadsugida qaranka c\/kariim isagoo u mahadnaqey in munaasabada kasoo qeyb gashey iyo agaasimihii hore axmed macalim fiqi sheegeyna in hey&#8217;adu ku socon doonto jidkii fiqi uu jeexey ciidankana ka codsadey in ay la shaqeeyaan inta uu hay&#8217;adda joogo.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee madax heerkan oo kale ah ay xilka isku wareejiyaan iyadoon cidina u kala wareejin waana arrin ku dayasho mudan oo kusoo beegmeysa iyadoo r\/wasaarihi iyo wasirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ay safar shaqo ah ku maqanyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta muqdisho ka dhacdey munaasabad uu xilka ku wareejinayo agaasimihii hore ee hey&#8217;adda nabadsugidda qaranka axmed macalim fiqi,isagoo xilka ku wareejiyey c\/kariim xasan daahir oo m\/weyne xasan sheekh magacaabey si kumeelgaar ah. Munaasabada oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano,saraakiil iyo marti sharaf munaasabada lagu casumey ayaa waxaa ka hadley axmed macalim fiqi oo sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13931","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13931"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13948,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13931\/revisions\/13948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}