{"id":13916,"date":"2013-04-03T23:40:53","date_gmt":"2013-04-03T20:40:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13916"},"modified":"2013-04-03T23:40:53","modified_gmt":"2013-04-03T20:40:53","slug":"sarkaal-ka-tirsanaa-ciidamada-nabadsugidda-qaranka-oo-lagu-diley-agagaarka-isbitaal-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/sarkaal-ka-tirsanaa-ciidamada-nabadsugidda-qaranka-oo-lagu-diley-agagaarka-isbitaal-banaadir\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabadsugidda qaranka oo lagu diley agagaarka isbitaal banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa fiidnimadii hore lagu diley agagaarka isbitaal banaadir sarkaal ka tirsanaa ciidanka nabadsugidda qaranka kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyey Cawil.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ayaa kooxo bistoolado ku hubeysan ugu galeen farmashi uu ku dhex jirey,iyagoo isla markiiba goobta isaga baxsadey,waxaana goobta soo gaarey ciidamo dawlada ka tirsan iyadoo la qabtey oo la xirey dhawr qof oo uu ku jiro ninkii farmashiga gadayey.<\/p>\n<p>Dilalka u dhaxeeya nabadsugidda iyo alshabaab ayaa soo badanaya iyadoo dhawaan la laayey rag ku jirey xabsiyada nabadsugidu maamusho,kadibna ay istaqaalo geeyeen sadexdii masuul ee ugu sareeyey hey&#8217;adda nabadsugida qaranka soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo laga hayo xukuumada m\/weynaha iyo barlamaanka oo la xiriira dilalka sharcidarada ah ee ay geysanayaan saraakiisha nabadsugida iyo kan loo geysanayaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa fiidnimadii hore lagu diley agagaarka isbitaal banaadir sarkaal ka tirsanaa ciidanka nabadsugidda qaranka kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyey Cawil. Sarkaalkan ayaa kooxo bistoolado ku hubeysan ugu galeen farmashi uu ku dhex jirey,iyagoo isla markiiba goobta isaga baxsadey,waxaana goobta soo gaarey ciidamo dawlada ka tirsan iyadoo la qabtey oo la xirey dhawr qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13916","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13921,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13916\/revisions\/13921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}