{"id":13908,"date":"2013-04-03T22:18:26","date_gmt":"2013-04-03T19:18:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13908"},"modified":"2013-04-04T00:26:31","modified_gmt":"2013-04-03T21:26:31","slug":"ciidamo-ka-socda-dalka-siiralyoon-oo-maanta-soo-gaarey-magaalada-wajeer-ee-soomaalida-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/ciidamo-ka-socda-dalka-siiralyoon-oo-maanta-soo-gaarey-magaalada-wajeer-ee-soomaalida-kenya\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka socda dalka siiralyoon oo maanta soo gaarey magaalada wajeer ee soomaalida kenya."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka socda dalka siiralyoon ayaa maanta soo gaarey magaalada wajeer ee soomaalida kenya,ciidamadan oo ka kooban ilaa 850 askeri kuwaas oo soomaaliya ku geli doona socod xaga dhulka ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka amisom col.xaamud ayaa sheegey in ciidamadani ay qeyb ka yihiin kuwa amisom ayna imanayaan kismaayo si ay ula saftaan ciidamada kenya oo hore u joogey kismaayo dagaalna kula jirey xarakada alshabaab oo awood xoogan soomaaliya ku leh.<\/p>\n<p>Dalka siiralyoon oo isba wali ay ka muuqdaan raadadki dagaalka sokooye ayaa ciidamadan u garatey in ay soomaaliya kusoo dhintaan,si ay qeyb uga noqdaan ciidamada Amisom ee ka hawlgala gudaha dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ciidamo ka socda dalka siiralyoon ay yimaadaan soomaaliya iyagoo noqonaya dalki shanaad ee ka qeyb noqonaya hawlgalka dawladaha afrika ee la magac baxey Amisom.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa waxey kusoo beegmayaan imaatinkoodu iyadoo dawlada dhexe iyo ciidamada kenya uu isfahamwaa ka dhaxeeyo ayna isku afgaranwaayeen habka maamul loogu sameynayo kismaayo. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka socda dalka siiralyoon ayaa maanta soo gaarey magaalada wajeer ee soomaalida kenya,ciidamadan oo ka kooban ilaa 850 askeri kuwaas oo soomaaliya ku geli doona socod xaga dhulka ah. Afhayeenka amisom col.xaamud ayaa sheegey in ciidamadani ay qeyb ka yihiin kuwa amisom ayna imanayaan kismaayo si ay ula saftaan ciidamada kenya oo hore u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13908","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13908"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13923,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13908\/revisions\/13923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}